Wararka Gudaha

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay xaalada ka taagan gobalka Tigre

0
Qaramada Midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda bani’aadanimo ee sii xumaaneysa ee ka jirta gobolka Tigre ee dalka Itoobiya kaddib markii ay sii...

Ra’iisal wasaare Rooble oo xil cusub u magacaabay Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed  Xuseen Rooble  ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe)...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

0
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska DANAB oo ay wehliyaan ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada...

Suuriya :Mareykanka oo dilay hogaamiye sare oo ka tirsan Al-Qaacida

0
Militariga Mareykanka ayaa dilay Cabdul Xamiid Al-Matar  oo ahaa hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Qaacida, kadib duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Siiriya, sida uu...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo Galmudug ugu baaqay inay dhameystiraan xubnaha ka harsan Aqalka Sare

0
Xubnihii Aqalka Sare ee ku harsanaa maamul goboleedka Jubbaland ayaa lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Kusigii 5-aad ee ay sumadiisu tahay UH-49 waxa...

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyadda

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Dowladda Federaalka ah oo uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyadda...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xeebta Liido waqti kula qaatay shacabkii usoo nasasho tagay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay shacabkii u nasasho tagay, waxa...

QM oo dib u eegeysa cune qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

0
Geraldine Byrne Nason, oo ah Wakiilka Joogtada ah ee Ireland u fadhisa Qaramada Midoobey, ahna Guddoomiyaha Guddiga hoosaadka Golaha Ammaanka ee Soomaaliya ayaa xubnaha...

Serbiya oo ka mid noqotay dalalka Yurub ee lagu tegi karo Baasaboorka Soomaaliya.

0
Dowladda dalka Serbiya ayaa ogolaatay in dalkeeda lagu tagi karo Baasaboorka dalka Soomaaliya ,ka dib dadaal wadajir ah oo ay sameeyeen Wasaaradda Arrimaha Dibadda,Hay’adda...

Madaxweyne Laftagareen” Madaxda dalka waxa ay sameeyeen isutanaasul”

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in uu dhamaaday kala ragtid uwanaantii u dhaxeeysay Madaxweyne Farmaajo & Ra’iisul Wasare...