Wasiirka Warfaafinta XFS ” Marxuum Hadraawi Taariikhda ayuu ku Xusnaan Doonaa”
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Da’uud Aweys Jaamac oo u waramayay warbaahinta Qaranka ayaa tacsi u diray, Qoyska, ehelada, qaraabada & guud...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo deeq gargaar ah u qeybiyey Qoysas danyar ah
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta qeybiyay gargaar raashin...
AUN Abwaan Hadraawi oo maanta lagu aasay magaaldda Hargeysa
Alle ha unaxariistee Abwaankii weeynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa maanta lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee magaalada Hargeysa.
Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qayb...
Ciidanka Galmudug oo gacanta ku dhigay rag lagu tuhmay Al-Shabaab
Wararka laga helayo saraakiisha laamaha amniga gobalka mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in la hayo 3 ruux oo lagu tuhmay iney wadeen...
XARUNTA QARAN EE GURMADKA DEG DEGA AH OO SOO SAARAY WARBIXINNO KU SAABSAN ABAARAHA
xarunta qaran ee hawlgalada gurmadka degdega ah ee xafiiska r/wasaaraha ayaa soo saartay Warbixinadii ugu dambeeyay ee ka hadleysa Xaaladda Abaaraha ee dalka.
Warbixintu waxa...
Wasiir Fiqi oo sheegay in la dardargaliyay howlaha ku aadan gurmadka abaaraha
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegey iney ka shaqeyn doonaan sidii loo laba jibaari lahaa howaha...
MADXAFKII MIYAA DUMAY?!
Labeenta iyo miidda hadalku waa: Godlashada hal-abuurka iyo burqashada suugaanruugga mudhbaxay, fahanka, dhuuxidda, falanqaynta iyo faaqidaadda gunta gabayga, seeska masafada, xuddunta geeraarka, madiixa giishka,...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kormeeray xarumaha ay ka howlgalaan Hay’adda Socdaalka
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo madax kale ayaa kormeer ku tagay xarumaha ay ka howlgalaan Hay’adda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kala hadlay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey dadaallada bani’aadannimada
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ahayd Caasimadda Muqdisho Kuxigeenka Ergeyga gaarka ah ee...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Cuntada Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Cuntada Adduunka, David Beasley iyo...