R/Wasaare Rooble oo bogaadiyay howsha guddiyada doorashooyinka ee shaacinta natiijada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maaxmed Xuseen Rooble waxa uu u hambalyeynayaa Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mudaneyaasha...
Shir Amniga Garoonka la xariira oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Duran Axmed Faarax ayaa shir gudoomiyay kulan la xariira Amaanka Garoonka Aden cabdulle kadib weerarkii dhacay...
Xubin kamid ah Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey Mowliid Maxamed Sheekh Manuur oo ka mid ahaa mufdo 5-Sano ah...
WHO:Burburka goobaha caafimaad ee Ukraine oo kordhaya
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in ay kordhayaan weerarada ciidamada Raashiya ay u geysanayaan goobaha laga fuliyo adeegyada caafimaad ee gudaha Ukraine.
Ururka WHO...
WHO:Burburka goobaha caafimaad ee Ukraine oo kordhaya
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in ay kordhayaan weerarada ciidamada Raashiya ay u geysanayaan goobaha laga fuliyo adeegyada caafimaad ee gudaha Ukraine.
Ururka WHO...
WHO:Burburka goobaha caafimaad ee Ukraine oo kordhaya
ayaa sheegay in ay kordhayaan weerarada ciidamada Raashiya ay u geysanayaan goobaha laga fuliyo adeegyada caafimaad ee gudaha Ukraine.
Ururka WHO ayaa intaa ku daray...
Ruushka oo weeraro hor leh ugu hanjabay Ukraine
Ciidamada Ruushka ayaa ku hanjabay inay duulaan adag ku qaadi doonaan shan magaalo oo ay ku jirto caasimadda Ukraine, kuwaa oo horay ay u...
Argagixisada Al-Shabaab oo dad xoolo dhaqato ah ka afduubtay gobolka Mudug
Maleeshiyada Al-shabaab ayaa deegaanka Baraag Ciise ee gobolka Mudug saaka ka afduubtay 7-ruux iyo ku dhawaad sedax kadin oo Geel ah.
Guddoomiyaha deegaanka Bajeela, Maxamed...
Mareynkanka, UK iyo Canada oo cunaqabateyn cusub ku soo rogay saraakiil militari oo ka...
Muqdisho- Dowladaha Maraykanka, UK iyo Canada ayaa cunaqabatayn cusub kusoo rogay Myanmar,kaasoo si gaar ah loogu bartilmaameedsanayo saraakiisha sar sare ee militariga, oo ay...
Agaasimaha Guud ee Warfaafinta iyo Agaasimaha SNTV oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta XFS C/llaahi Xayir Ducaaale oo uu la socdo agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Sharmaarke Maxamed Warsame ,ayaa maanta soo gaaray...










