Wararka Dibadda

Suudaan oo sheegtay in tirada qaxootiga Itoobiyaanka ah ee dalkaas soo gaartay ay kor...

0
Hay’adda qaxootiga u qaabilsan xukuumadda dalka Suudaan ayaa sheegtay in tirada qaxootiga ah ee ka soo cararay colaadaha Itoobiya soona galay dalka Suudaan ay...

Amiirka Kuwayt oo mar kale ra’iisal wasaare u magacaabay Shiikh Sabaax Al-Khaalid.

0
Amiirka dalka Kuwayt Nawaaf Al-Axmad Al-Jaabir ayaa maanta oo axad ah dib ugu magacaabay ra’iisul wasaaraha dalkaas Shiikh Sabaax Al-Khaalid Al-xamad Al-Sabaax. Wakaaladda wararka ee...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo New York kulakulmay madaxweynaha kalafadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay

0
New York (SONNA)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud ayaa kulan wax ku ool ah la...

Amiirka Qadar oo Dalka Sacuudi Carabiya uga qeybgalaya Shirka Wadamada Gacanka

0
Amiirka Qatar Amiir Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa u ambabaxay dalka Sacuudi Carabiya,si uu uga qeybgalo shir madaxeedka wadamada Khaliijka oo la filayo...

Dugsi hoose/dhexe oo laga hirgaliyay deegaanka Afweyn ee dagmada Samareeb

0
Wasiir Kuxigeenka waxbarashada Galmudug Shariif Maxamed Qaliif ayaa maanta si rasmi ah u furay Dugsi Hoose/Dhexe oo laga hirgaliyay Deegaanka Afweyn ee Gobolka Galgaduud. Xaruntaan...

Ingiriiska oo si rasmi ah uga baxay Midowga Yurub

0
Boqortooyada Midoowday ee dalka Ingiriiska ayaa xalay si rasmi ah uga baxday Midowgii Yurub,ka dib markii muddo  afar sano ah ka hor ay shacabka...

In ka badan 10 ayaa ku dhimatay weerar ka dhacay garoonka diyaaradaha Cadan ee...

0
Muqdisho- Ugu yeraan 13 qof ayaa dhimatay daraasiin kalena waa ay dhaawacmeen ka dib weerar arbacadan maanta ah lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee magaaladaa...

Dhulgariir xoog leh oo ku dhuftay Croatia

0
Dhul gariir xoog leh oo uu cabirkiisu gaarayo 6.3  ayaa ku dhuftay bartamaha Croatia, iyadoo la soo sheegayo dhaawacyo iyo sidoo kale bur bur...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya

0
MUQDISHO- Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xil Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha...

Nigeria:Arday todobaad ku jiray gacanta Boko Xaaraam oo si nabad ah u soo laabtay

0
In ka badan 300 oo arday  iskuuley ah oo usbuucii la soo dhaafay lagu afduubtay weerar ka dhacay iskuul ku yaal waqooyi-galbeed Nigeria ayaa...