Ciidanka Isra’il oo xabsiga dhigay gabar u ololeysa xaafadda Sheekh Jarraax ee Qudus
Qudus- Booliska Israel ayaa maanta xabsiga dhigay Muna al-Kurd, oo safka hore kaga jirta dadkii u ololeeyay dhaqdhaqaaqyadii lagu joojiyay degaameynta ay Yuhuudda ka...
dawladda Yemen ayaa ku eedaysay Xuutiyiinta weerar ka dhacay Marib oo ay ku dhinteen...
Ugu yaraan 17 qof oo ay ku jirto gabar shan sano jir ah ayaa la dilay ka dib markii gantaal ballistic ah lala beegsaday...
Jordan Ciidamadda Amniga oo la kulmay Weeraro hubaysan.
Ciidamada amniga ee dalka Jordan ayaa la kulmay weeraro hubeysan caasimada Cumaan, sida ay masuuliyiintu sheegeen ka dib markii ay isku dhaceen taageerayaasha xildhibaanka...
Madaxweynaha Ruushka oo qorshaynaya in la hagaajiyo xidhiidhka Ruushka iyo Maraykanka
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay inuu qorshaynayo sidii loo hagaajin lahaa xiriirka Ruushka iyo Maraykanka marka uu shir madaxeedkiisa ugu horeeya uu la...
Taliska Mareykanka Afrika oo wada qorshe si daahfurnaan ah loogu tebinaayo waxyeelada rayidka
“Waa muhiim inaan ilaalinno daahfurnaanta howlgallada ee dhinaca tabinta khasaaraha shacabka ka soo gaara dagaalada iyo duqeymaha,” ayaa lagu yiri warbixin uu soo saaray...
Qaraxyo ruxay magaalada Kabul ee dalka Afganistaan
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay 12 kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib qaraxyo is xig-xiga oo maanta ka dhacay magaalada Kabul ee...
Madaxweynaha ciraaq oo warqadaha Aqoonisga danjirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Soomaaliya fadhin doona...
Madaxweynaha dalka ciraaq Dr. Barham Saalax ayaa maanta qasriga Madaxtooyda ee Magaalada Baqdaad kaga gadoomay warqadahiisa aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Dalka Mali waxaa laga hakiyay xubinnimadii Midowga Afrika
Wadamada ku bahoobay Ururka Midowga Afrika ayaa si kumeel gaar ah u joojiyay xubinnimadii dalka Mali ee ururkaasi, Tallaabadaas Ururku qaaday ayaa jawaab u...
Wasiir ka tirsan dowladda Uganda oo lagu risaaseeyey Magaalada Kampala.
Wararka ka imaanaya magaalada Kambala ee dalka Uganda ayaa waxa ay sheegayaan in Wasiirka howlaha Guud iyo Gaadiidka ee dalkaasi Uganda Gen. Katumba Wamala...
Dowladda Shiinaha oo dadkeeda ka qaaday sharci caqabad ku ahaa dhalmada.
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah.
Bayaan kasoo baxay dowladda ayaa lagu...