Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika
Johannesburg(WARGEYSKA DALKA):-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada is-nidaaminta warbaahinta, horumarinta saxaafadda,...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan Heer Sare ah la Yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha, Admiral Dong Jun.
Kulanka ayaa...
Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD
Djibouti-(Wargeyska Dalka)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee aan caadiga ahayn ee...
Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Iskaashi ee Labada Dal
Kambala-(Wargeyska Dalka)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa Maanta Xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u fadhiya Uganda, Mudane...
Wasiirka Awqaafta XFS oo Dalka Mauritania uga qeyb galay Shirweyne Caalami ah
๐ก๐ข๐จ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ง-๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ง๐๐ก๐๐-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ต๐ ๐๐ธ๐ต๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฅ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ผ๐๐๐ฎ๐น๐ถ, ayaa Dalka Mauritania uga qeybgalaya Kalfadhiga 39-aad ee Shirweynaha Caalamiga ah...
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโiisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania
Muqdisho (Wargeyska Dalka): -Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Tanzania, ayaa...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก ๐ฅ๐ ๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐ญ๐๐ซ
Dooxa(Wargeyska Dalka):-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa Dalka Qatar Mudane Sheekh Maxamed Bin...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Booqasho Rasmi ah ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka...
Wargeyska Dalka- Beijing- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo Magaalada Beijing ee Xarunta Dalka Shiinaha ku...
Dowladda Soomaaliya oo u hambalyeysay Dowladda Hindiya Maalinta Xornimada awgeed .
Muqdisho(Wargeyska Dalka);'Munaasabadda Sannad-Guurada 79-aad ee Xornimada Jamhuuriyadda Hindiya Awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa Dowladda iyo Shacabka Hindiya, iyadoo...
Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-banaanida Buuraleyda Golan
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- War-Saxaafadeed:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโaanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโiil ee ku aaddan Madax-bannaanida...










