Uncategorized

Cutubayo ka tirsan ciidanka xoogga dalka qaybta 21-aad oo tababar uga socdo xerada Hir-qaboobe...

0
Waa cutubkii ugu horeeyay ee muddo 30-sano kadib ah lagu carbiyay Dugsiga Tababarka Ciidamada Har-qaboobe ee Guriceel oo ay dib u howlgalisey Dowladda Federaalka...

Somaaliya  iyo Midowga Afrika oo heshiis ku kala saxiixday  magaaladda Adis Ababa

0
Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa magaalada Adis Ababa ee dalka Ethopia ku kala saxiixday Heshiis Dowladda Soomaaliya ay uga mid noqoneyso Wadamada Afrika ee...

Warbin Kobaca Hormarka waxbarashada Deganka Bowdadhagare ee Gobolka galgaduud.

0
Deeganka bowdadhigarre ee gobolka galgaduud Oo 32km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Cadaado ayaa kamid ah deegaanda sookoraya dhanka waxbarashada waxaa kuyaalada hal iskool...

Qeybtii 2-aad Tallaalka Covid-19 Oo Maanta Lagu Daahfuray Isbitaalka Martiini

0
  Safiirka Shiinaha, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka ayaa si toos ah Maanta u daahfuray, isla markaana qaatay tallaalka...

Tallaalka COVID-19 oo si rasmi ah looga daah-furay Gaalkacyo

0
Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka bilaawday Tallaalk COVID-19. Tallaalka ayaa lagu bilaabay Mas’uuliyiinta kala duwan ee katirsan Maamulka Galmudug . Waxaana...

Warbixin ku saabsan xarunta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed

0
Maalintii Talaadada ee la soo dhaafay taariikhduna ku beegnayd 7 ayaan waxaan booqosho ku tagnay Xarunta Barbaarinta Caruurta Boliiska Soomaaliyeed, halkaas oo aan kula...

Kulanka Ra’Isul Wasaaraha Iyo Midowga Murashaxiinta Oo Furmay

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hadda kula uga bilowday Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta, kulanka waxaa looga hadlayaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Maanta Hor Tagaya Golaha Shacabka

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 10.02.2021 : Ra’Isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa uu khudbad ku saabsan...

Inta Jeer Ee Madaxweyne Farmaajo Tanaasul U Sameeyey Doorashooyinka Dalka

0
Muqdisho,Ilayskadalka-1. 5-tii Juun 2018-kii, Shirkii Baydhabo, waxaa heshiis lagu gaadhey in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ah nooca hal...

Golaha shacabka ee BJF oo ku kulmaya Muqdisho

0
Muqdisho Ilayskadalka-Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ku yeelanaya xarunta golaha. Kulanka maanta ayaa looga hadlayaa labo qodob...