Golaha shacabka ee BJF oo ku kulmaya Muqdisho
Muqdisho Ilayskadalka-Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ku yeelanaya xarunta golaha.
Kulanka maanta ayaa looga hadlayaa labo qodob...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa booqasho ku tegaaya qaar ka mid ah dowladaha Khaliijka
Muqdisho Ilayskadalka-Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Mowluud Jaawiish Oglo ayaa bilaabaya beri oo talaado booqasho uu ku maraayo wadamada Kuwayt, Qatar iyo Cumaan.
Bayaan kasoo...
General Georgy Zhukov-kii Soomaaliya
Muqdisho Ilayskadalka-Haddii aanad hore u maqal Joorji Shukov (Georgy Zhukov) wuxu ahaa Janaraaalkii ugu caansanaa qarnigii tegey dalweynihii Midowga Soviet iyo Russia. Wuxu caan...
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Burburiyey Saldhigyo Ay Lahaayeen Maliishiyada Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Gedo oo maleeshiyada Al-Shabaab ku dhibaateynayeen dadka xoola dhaqatada ah.
Ciidanka ayaa howlgalka...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Midowga Afrika Iyo Ku-Xigeenkiisa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Moussa Faki iyo Ku-xigeenkiisa Marwo Dr. Monique Nsanzabaganwa...
Warsaxaafadeed ku Saabsan Mowqifka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee Shirkii Dhusamareeb 4
Muqdisho Ilayskadalka-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay is afgaran waagii uu ku soo dhamaaday shirkii Samareeb, wuxuuse muujinayaa...
Xuska Maalinta caalamiga ah ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka gabdhaha oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho Ilayskadalka-Xuska maalinta Caalamiga ah ee u dul qaadasho la’aanta gudniinta gabdhaha ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.
Munaasabadda oo ay si wadajir ah u soo...
Maamulka Joe Biden Oo Siyaasad Cusub Ku Waajahaya Arrimaha Yemen
Maamulka cusub ee uu hoggaamiyo Madaxweynaha Dalka Mareyanka Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday in ay soo afjarayaan dhammaan taageerada Mareykanka ee ku aaddan...
Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka Ayaa Soo Bandhigay Waxqabkiisa 2015-2020
Shir dib loogu eegayay wixii kasoo baxay shirkii dib u eegista waxqabadkii Guddiga 2015 -2020 iyo samaynta Istaraatiijiyadda 2021-2025 ayaa lagu qabtay Xarunta Dhexe...
Shir Looga Hadlayey Wadatashiga Doorka Haweenka Oo Muqdisho Lagu Qabtay
Kulankaan oo socday muddo saddex maalin ah ayaa waxaa uu ahaa mid looga tashanayay doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin hirgelinta qorshaha hannaanka Dhab-u-heshiisiinta...