Siyaasadda

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA WARFAAFINTA

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho Shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Dowladda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS oo Kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa Kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorsheynta, Iskaashiga...

Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA oo daahfuray Mashruuc muhiim u ah Dadka Danyarta ah

0
Mqudisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Maanta daah-furay Mashruuc Taakuleyn Lacageed ah oo lagu taageerayo 130...

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo Kulan la qaatay Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Hoose

0
MUQDISHO(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Dowladda oo u Guureysa Habka Miisaaniyadda ku Saleysan Barnaamijyada Howleed

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta soo gebagabeysay Tababar muddo 14 Maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo dhaqangelinta...

Wasiir Maareeye oo Xarunta Wasaaradda ku soo dhoweeyay Agaasimaha Gobolka ee Hay’adda IFAD

0
Mqudisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS,Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Xarunta Dhexe ee Wasaaradda ku soo dhaweeyay Agaasimaha Gobolka ee...

Kulan looga hadlayey xoojinta wacyigelinta Adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Kulan Dadweyne oo looga hadlay Dhisidda kalsoonida iyo xoojinta wacyigelinta Adeegyada Aqoonsiga...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka qayb galay Daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweynihii hore Cabdullaahi...

0
MUQDISHO(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa Xalay ka qayb galay Munaasabad lagu Daahfuray Xusuus-Qorka Madaxweynihii hore ee...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Goโ€™aankii Maxkamadda Sare

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka)---WARSAXAAFADEED:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya Sharciga Doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga iyo sharciga Ururada...