Siyaasadda

Muqdisho mar dambe ma mudna Sumcad dil dambe (WARBIXIN)

0
Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo baxa cariga Boqortooyada Ingriiska ayaa Warbixin uu ka qoray Magaalada Muqdisho Cinwaan uga dhigay: โ€œMogadishu...

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

0
Madashu waxay iskugu keenaysaa Mas'uuliyiinta Dowladda, Maalgashadayaasha Shiinaha iyo Hoggaamiyeyaasha Ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan Fursadaha ka jira qaybaha sida Kaabayaasha, Ganacsiga,...

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay Madasha isku xirka Ganacsiga Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Maanta si rasmi ah uga furay Magaalada Muqdisho Madasha Isku-xirka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Tababar u soo xiray Saraakiil ka tirsan CXDS

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho Tababar ugu soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

0
Baydhabo (WARGEYSKA DALKA):- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed....

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka...

0
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha ugu horreeya ka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo casho sharaf ku maamuusay Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Xalay...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo Kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka ee Villa Hargeysa

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka) โ€“ Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hayโ€™adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta...