Siyaasadda

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Waraaqaha Aqoonsiga Danjiraha Cusub...

0
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa ka guddoomay Nuqul kamid ah Waraaqaha Aqoonsiga (Letters...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo furay Shirka Guddiga Qaranka ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC)

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta si rasmi ah u daah-furay Shirka Dardargelinta Istiraatiijiyadda iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee...

Madaxweynaha JFS oo xaqiijiyay in Soomaaliya ay Xeelad iyo Xoog u adeegsanayso ka hortagga...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan Awoodaha Diblomaasiyadeed, Iskaashiga Caalamiga ah iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay Xoogagga Siyaasadda inay ku tartamaan Aragti Siyaasadeed

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

Bayaan ku Saabsan Ilaalinta Qoondada 30% ee Haweenka ee Doorashada Galmudug

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb. Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi ayaa ugu baaqday dhammaan Ururada Siyaasadda ee ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib kulan...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Guddoomiyey Shirka Amniga Maamulkaasi

0
Baydhabo,(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya go’aannadeeda Siyaasadeed laguma gaari karo dibadda.”

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo Kormeer shaqo ku tegay Dekedda Muqdisho

0
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda Caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanno ku teedsan Jiinka Webiga Jubba

0
Jubbada Hoose: Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab XDS ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanno ku teedsan Jiinka Webiga Jubba, kaas...