Siyaasadda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Hay’adda IOM ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wakiilka Ururka Caalamiga ah...

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda XFS oo ka qayb galay Shirka Maamulidda Caqliga Macmalka...

0
Wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee JFS, Mudane Maxamed Aadam Macallim (SOOMAALI), ayaa maanta ka qayb galay Shirka Wadahadalka Caalamiga ah...

Safarkii Minnesota ilaa Muqdisho! (MAQAAL)

0
Naadiya Maxamed ayaa ugu horreyn dib ugu noqotay Soomaaliya muddo ku dhawaad Toban Sano ah, iyadoo Muqdisho si diirran loogu soo dhoweeyay ka hor...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo dhagax dhigay Dhismaha Saldhigga...

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, Xildhibaam Cabdirisaaq Aadan Warsame, Xoghayaha Wasaaradda Gaashaandhiga Yuusuf Cali, Wasiirka howlaha guud ee Galmudug Axmed...

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, oo booqasho ku tegay Dalka...

0
Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa booqasho rasmi ah ku tegay...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Salaadda Janaasadda AUN Marxuum Iimaam Maxamed Yuusuf

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mas’uuliyiin ka tirsan Hay'adaha Dowladda, Duubabka Dhaqanka iyo Culumaa'udiin Soomaaliyeed kala qayb galay Salaadda Janaasada...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay Aqoon-is-weydaarsi Amniga, Xasilinta iyo Xalalka...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kaga qaybgalay Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan...

Meydka Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf oo lagu aasayo Deegaanka Ceel- Cirfiid

0
Maanta ayaa lagu wadaa in lagu aaso Meydka Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf, Imaamkii Beesha Mudulood Hiraab, deegaanka Ceel- Cirfiid ee Duleedka magaalada Muqdisho, halkaas...

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah (TICA)

0
uqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa kulan...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Goboleedka Koonfur Galbeed

0
uqdisho(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, halkaasi uu uga...