Siyaasadda

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo xafiiskiisa ku qaabilay Diblomaasi Qaasim Axmed Nuur

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Diblumaasi hore Mudane Qaasim Axmed Nuur. Kulanka ayaa looga...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo saartay xeerka dhaqan-gelinta iyo habraaca KMG ah ee hay’adaha...

0
Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku: Dhammaan Hay’adaha, Machadyada, Ururrada, Golayaasha iyo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo daahfuray siyaasadda qaran ee ilaalinta bed-qabka rayidka

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Maanta daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bedqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan. Munaasabadda...

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 11-aad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Dr....

Shirka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bed-qabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada oo ka furmay Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):'Waxaa si rasmi ah Magaalada Muqdisho uga furmay Shirka daahfurka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bed-qabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan. Shirkan ayaa...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay Xubno ka tirsan Khawaarijta

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Deegaanka Buula Fulaay ee Gobolka Baay ku...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Qado Sharaf iyo soo dhaweyn u sameeyay Abwaan Mustafa Sheekh...

0
Muqdisho, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa Maanta Hoygiisa Qado Sharaf iyo soo dhaweyn ugu sameeyay...

Soomaaliya oo guddoomisay Shirkii ugu horreeyay ee Wasiirrada Ganacsiga Dalalka ku midoobay hindisaha Geeska...

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha JFS, Mudane Danjire Gamal Maxamed Xasan, ayaa guddoomiyey furitaanka shirkii ugu horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga ee dalalka ku mideysan Hindisaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday Dalka Hindiya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka)--Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diraysaa Qoyska, Ehellada, Bahda Aqoonta iyo dhammaan Akademiya Goboleedka Af...