Wafdi ka socda Dowladda Federalka Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Jowhar

Jowhar(Wargeyska Dalka):-Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayaan Wasiirrada Amniga Gudaha, Arrimaha Gudaha, Warfaafinta iyo Kalluumeysiga iyo Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

 

Wafdigan ayaa ka qayb galaya Doorashada Hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

 

FB_IMG_1792835138296.jpgFB_IMG_1792835143566.jpg

FB_IMG_1792835141172.jpg