Maqaallada

DHAKHAATIIRTA NAF-HURAYAASHA AH

0
Qalinkaygu wuxuu jeclaysanayaa in uu kuu soo gudbiyo sheeko naf-hurnimo, wadaninimo, beni’aadanimo iyo hooyanimo tusaale qurxoon u ah. Waa sheekada Dr Xılwo Daa’uud Ibraahim...

Han Wayn Iyo Hibo Yar!!!

0
”Male” iyo ”dhab” waa labo erey oo afkeenna duugga ah ka mid ah, lagana yaabo in macnahoodu uu luqad kasta ku jiro, laakiin labadaas...

Inta Jeer Ee Madaxweyne Farmaajo Tanaasul U Sameeyey Doorashooyinka Dalka

0
Muqdisho,Ilayskadalka-1. 5-tii Juun 2018-kii, Shirkii Baydhabo, waxaa heshiis lagu gaadhey in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ah nooca hal...

General Georgy Zhukov-kii Soomaaliya

0
Muqdisho Ilayskadalka-Haddii aanad hore u maqal Joorji Shukov (Georgy Zhukov) wuxu ahaa Janaraaalkii ugu caansanaa qarnigii tegey dalweynihii Midowga Soviet iyo Russia. Wuxu caan...

Dood qaran, Xildhibaanow xad ku xidha iyo xuduud maleedahay?

0
ILAYSKADALKA(02.02.2021) Waxaan si wacan u wada ogsoonahay inay golayaasha sharci dajinta dalkeenu leeyihiin xasaanad. Sida ku cad dastuurka dalka cutubkiisa 6aad, qodobka 70aad firqooyinkiisa...

Geesinimada qofka laga  rabaa maxey tahay ?

0
ILAYSKADALKA(02.02.2021) Marka  laga hadlaayo geesinimo ama la qeexayo nooca ay tahay geesinimadu Waxaa laga fiiriyaa nooca badan oo lagu salaynayo shaqsiyaadka qofka bini'aadamka ah...

Aragtida Dastuurka KMG ee Maaraynta Murannada Federaalka

0
Gogoldhig Dastuurka Soomaaliya ee sida KMG loo ansixiyay 1/8/2012, wuxuu qeexayaa in Soomaaliya ay qaadatay Nidaamka Federaalka Halkaasna looga guuray Nimaadkii Dowladda mideysan (Unitary...

26ka juun “ Kaana siib Kanna Saar”

0
26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qabiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh, waxayna qiimahaasi ku...

Cilmi-baaris la sameeyay oo lagu ogaaday in ay jiraan faa’iidooyin laga helo la hadlidda...

0
Inta badan dadku waxay waqtigooda qaataan iyaga oo ay ku hareereysan yihiin dad aysan aqoonnin ,haddii ay ahaan laheyd xilliga ay shaqadooda ku sii...

Ha ku Afurin Cabitaan aad u qaboow (Maqaal)

0
Cuntada ugu haboon ee lagu Afuro xilliyada lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayay Diintu si weyn u sheegtay,waxaa kaloo aad loo bayaaniyay...