WAXBARASHADU WAXAY HORSEEDAA ISBEDDELKA AADANAHA
Hanti la sameysto waxaa ugu fiican waa in aad sameysato dad macnaha in aad tacaamul ama is dhexgal iyo saaxiibtinimo walaalnimo ku dhisan la...
ASKARIGU WAA WALAALKA SHACABKA
Waa salad hore ah ayey ahyd markii aan arkay dareenka igu dhaliyay in aan sheekadan wax ka qoro qiyaas ahaan 6:00 subaxnimo waxaaan ka...
SIDEEDABA: NABADI WAA LAMA TAABTAAN
Nolosha aadanaha nolosha ayaa u horreysa sidaa awgeed ayaa waxaa ka warbixiyey dadweyne isugu jira waxgarad iyo odayaal iyagoo kala taageersan ururo iyo kooxo...
XAGGANA WAA SHIR INTANA WAA SHIR SANADKAAN SHIRARKU BADANAA
War hooy Soomaaliyeey haddeey talo nala gudboon tahaye dadka yaan la hodin dalkana bohollo laga tuurin, waa iga talo iyo tusaale odaynimo, anigoo ka...
INNABA HA TAAGEERIN COLAAD SOKEEYE
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa dab iyo dagaal midna laguma degdego waayo soomaalidu waxay ogtahay ama ay waayo arag u tahay dhibaatada colaadda sokeeye .
Qof...
SOOMAALAAY: DAB XAL MA’AHEE DAMIIRKU HA SHAQEEYO
Sida runta ah, Dal dhisan dudumintiisa way sahalan tahay, laakiin dhisiddiisu way adag tahay, xagga ka duul xagga u duul horey noo soo daashadeen...
Astaamaha Wahaabiga!!!
Xoogaa ayuu ka waynyahay konton jir Waa nin garweyn, bidaar leh oo calooshu in door ah ka horrayso. Waxa uu Kistoo dhaqaale ah ka...
SHEEKADII EEDDO MAAD ISKA JOOGTID!
Beri baa nin muudal/dhabcaal ah waxaa u soo martiday sodohdiis, oo sodcaal dheer reerkeedii kaga timi, gabadheedana dhibaad iyo dheef kaleba ugu soo caga...
GANACSIYO NOOC CUSUB AH OO LAGU ARKAYO MUQDISHO
Muddooyinkan dambe Muqdisho waxaa ku soo biiraya hindiseyaal ganacsi oo cusub oo aan dalka hore uga jirin.
Waxaan la kulmay gaari lagu magacaabay suuqa wareega...
WARBAAHINTA BULSHADA IYO BALLANTII IBLIISKA
Ibliisku (Sheydaan) markuu diidey in uu Alle u sujuudo, ayaa la lacnadey, wuxuuna Alle u balan qaadey Cadaab xanuun badan, uuna ku waari doono!
Isla...