DOORKA ISKAASHATOOYINKA GANACSIGA DALKA
Iskaashato waa urur ay ku bahoobeen dad isku fikir ah oo ay ka dhexeeyso Hanti iyo Saami ayagoo isku raacsan hab-qeexan ee howl galka...
MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED EE KOOFUR AFRIKA DHIIGOODA YAA U MAQAN?
Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee sida arxan darrida ah loogu laaynayo dalka Koonfur Afrika iyagu dhiiggooda ma hal bacad lagu lisaa? Miyeysan lahayn cid ama dowlad...
TALO GUUD HALLA GAARO
Adduunyadu waxay xoog iyo horumar ku gaartay midnimo iyo wadajir .
Haddii aan ka soo qaadno Jarmalka hantigoosad iyo hantiwadaag ayey ku kala biirtay waqti...
QEEXIDDA MUSUQ-MAASUQA
Waa howlo si hoose ah oo aan daahfurnayn ay u fuliyaan shakhsiyaad ka shaqeeya xafiisyada dowladda iyaga oo markaasi xil ka haya, sida maamulayaasha,...
HAWEENKU WAA HORSEEDKA HORUMARKA DALKA
Wiil kasta oo adduunyada ku dhashay magac kasta iyo mansab kasta ha gaaree hooyo ayaa dhashay aabbe ayaana soo daadaheeyey laakiin hooyadu waxay hoodo...
BUKAANKA SIDAN HA LOO DHAAMO
Waxaa la yiraahdaa Nin bukaa ma bilna, sidoo kale Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa(Nin bukaa boqol u Talisay)taas oo ah in qofka bukaanka uu qof...
Talo loo dhan yahay ayaa lagu tanaadaa (warbixin)
Wadatashi waa nidaam aasaasi ah oo aan looga maarmin in la helo talo loo dhan yahay oo lagu dhiso maamul bulshao iyo mid dowladnimo,...
FANAAN CAALAMI AH OO SI DHAB AH U SOO JIITAY INDHAHA CAALAMKA
Saaxibul Malaayiin C/rashiid Muxidiin Kaalmooyi, oo hantiyay quluubta muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo carabta, waa fannaan aan oran karo wuxuu kor u qaaday magaca iyo sumcadda...
DHAQ-DHAQAAQA GANACSIGA OO LAGA DAREEMAY SARE U KAC
Iyadoo dhawaan la filayo dhalashada Bisha Ramadaan ayaa qeybaha khudaarta iyo Hilibka laga dareemayaa xooga kor u kac dhanka sicirka ah, waxaana dhaca sannad...
MUDANE ILAALI SIRTA QARANKAAGA
Haddaad tahay muwaadin dhab ah oo xalaal ah mudane, Ilaali sirta Qaranka oo hadhaawicin hannaanka geedi-socodka siyaasadeed ee Xukuumadda, markasta oo uu tago sahanka...