Faallooyinka

Warbaahinta Bulshada oo saameyn ku yeelatay dhaqanka soo jireenka ahaa ee soomaalida [warbixin].

0
Dhaqanka Soomaaliyed waa mid soo jireen ah kaasi oo jiilba jiil uu ka dhaxlay sida Taariikhda lagu sheego, waana hab nololeed iyo nidaam dhaqan...

Shirka Qaran ee talabixinta dhaqanka oo laga furay Muqdisho+(SAWIRRO).

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS,mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka Qaran ee ka...

UK oo deeq waxbarassho siineysa Soomaalida

0
Xarunta Chevening ee dowladda Ingiriiska u qaabilsan horumarinta iyo hoggaaminta ayaa bixineysa fursad waxbarasho oo u furan aqoon yahannada Soomaalida ee leh xirfadaha hoggaamineed. Haddaba...

Donald Trump uu Shardi ku xiray inuu ogolaadu in looga guulaystay doorashadi Maraykanka.

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay shalay Khamiistii inuu iska tagayo Aqalka Cad haddii Guddiga nidaamka ergada doorashada ay caddeyaan in Joe Biden uu...

Gabar soomaaliyeed oo heysata dhalashada Mareykanka oo ka baxeysa shaqada Models.

0
Halimo Adan oo ah gabar soomaali mareykan ah islamarkaana oo heer sare ka gaartay dhanka Models ee dumarka dharka xayeesiiya ayaa sheegtay in ka...

Faransiiska oo Soomaaliya ka cafiyay lacag dhan 306 milyan.

0
Heshiiskaan oo dowladda Faransiisku Soomaaliya uga cafisay 306 milyan oo dolarka marekanka ah ayaa waxaa Muqdisho ku kala saxiixday Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...