saadaq

1061 POSTS0 COMMENTS

Myanmar :suxufi Maraykan ah oo lagu xukumay 11 sano

Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo...

Ciidamada amniga oo la wareegay deegaano ay ku sugnaayeen nabad-diidka Al-Shabaab

Ciidamada amniga oo howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano dhaca galbeed magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maleeshiyada Al-Shabaab kala wareegay Tuulooyin ka tirsan gobolkaas...

HOWL-GAL LAGU XAQIIJINAYO AMAANKA GOBOLKA GEDO OO KA DHACAY DULEEDKA DEGMADA GARBAHAAREEY

Howlgalkani oo ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amaanka magaalada Garba-haareey iyo nawaaxigeeda halkaasi oo lagu wado inay ka qabsoonto Doorashada Goloha shacabka ee Baarlamaanka J.F.S. Howlgalka ayaa...

AGAASIMAHA GUUD WASAARADDA GAASHAANDHIGGA OO KORMEER SHAQO KU TAGAY XARUMAHA CIIDANKA BADDA SOOMAALIYA.

Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumaha kala duwan ee Ciidanka Badda Soomaaliya ku leeyahay caasimadda dalka, sida xarunta dhexe...

Soomaaliya oo ka qayb galaysa kulanka SMIIC oo ay ku midaysan yihiin 46 dal

Maareeyaha Hay’adda Tayo-dhawrka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudi Carabiya ayaa ka qeyb galaya Shirka lix iyo tobnaad...

Dalka Itoobiya oo lagu soo rogay xaalad deg deg ah

Dowladda Itoobiya ayaa dalkeeda kusoo rogtay Xaalad deg deg ah, Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda ayaa laga soo saaray go’aankan iyadoo sabab looga dhigay...

Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo kormeeray qaar ka mid ah isbitaalada magaalada Guriceel.

Wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulahi Jaamac oo ay wehliyaan qeyb ka mid ah xubnaha wasiirada ah ee ku jira Guddiga gurmadka dadka ay...

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt iyo wafdi uu...

Biixi Iimaan Cige oo loo doortay xildhibaankii labaad ee Golaha Shacabka BJFS.

Biixi Iimaan Cige  oo hora yuga tirsanaa Golaha Shacabka ayaa ku guuleystay kursiga labaad ee dooroshada Golaha shacabka BJFS ee deegaan dooroshadoodu tahay Gobolada...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo hambalyo u diray Xildhibaanada la doortay ee Golaha Shacabka.

Ra’iisul Wasaare Rooble”Waxaan hambalyo u dirayaa 1. Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo 2. Xildhibaan Biixi IImaan Cige oo maanta loo doortay xubinnimada Golaha Shacabka ee...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
9168 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee Uganda

Kampala – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa kulan kula yeeshay qaar ka mid ah ganacsatada dhalinyarada ah...

Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta XFS oo ka qeybgalay Shirka Guddiga Sare ee Machadka Qorsheynta Carabta

Kuwait:- Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa Shirka Guddiga Sare ee Machadka Qorsheynta Carabta (Arab Planning Institute)...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Maamulka Gobolka...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Sheegay In Jadwalka Doorashooyinka la Shaacin Doono Todobaad Gudihiis

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xassan, ayaa sheegay in jadwalka doorashooyinka qaranka ay soo shaacin doonaan toddobaad gudihiis. Mudane Cabdikariin, oo...