Daljir

116 POSTS0 COMMENTS

Ciidamada Xoogga dalka oo guulo ka gaaray dagaalka Guriceel

Dagaalka Guriceel saakay ka qarxay ayaa haatan qaboobay, waxaana saacadihii lasoo dhaafay socday duqeyn xooggan oo ku socotay Jaamacadda oo ah halka ay ku...

Wasirka Ganacsiga XFS oo la kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo maalmahii u dambeeyey hawlo shaqo u joogay dalka Turkey ga, ayaa ...

Guddiga doorashooyinka Gobollada Woqooyi oo sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Gobollada Woqooyi (Soomaaliland) Khadar Xariir Xuseen, ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalka Kuwait

Kuwait City- Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Kuwait...

Wasiirka Gargaarka XFS oo magaalada Geneva kaga qebgashay shirka Arrimaha Bini’aadanimada

Geneva- Wasiirka gargaarka iyo maareenta masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwa khadiija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hogaaminayso ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland,...

Roob lagu diirsaday oo ka da’ay deegaano hoostaga gobolka Mudug

Roob xooggan ayaa sacadihii lasoo dhaafay ka da’ay deegaano dhaca Koonfurta gobolka Mudug kaasoo baahi weyn u qabeen dadka iyo duunyada ku nool deegaanadaas. Deegaanada Roobkaani...

Guddiga Doorashadda Galmudug oo tababar u soo xiray Ciidamo iyo sarakiil sugaya Amniga doorashada

Guddiga Doorashadda Heer dowlad Goboleed ee  Galmudug ayaa maanta booqday xarun hawlgalladda Amniga Doorashooyinka gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, halkaa oo ay tababar ugu soo...

Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Jubbaland oo shaaciyey xilliga la qabanayo doorashada afarta kursi ee dhiman

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa  shaaciyey xiliga la qabanayo doorashada afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan doorashadoodu...

Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari oo ku dhawaaqay in dowladdiisu dhawaan soo afjari doonto burcadda ka howlgasha dalkaas.

Buhari ayaa ka falcelinayey dilka ugu yaraan 43 qof oo lagu dilay suuq ku yaalla dowlad -deegaanka Goronyo ee gobolka Sokoto oo ay burcaddu...

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan laqaatay Xubana ka socday Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8881 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Kulan Duco ah u Qabatay Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Marxuum Danjire(Yuusuf Dheeg)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta, oo Axad ah, kulan duco ah u qabatay Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Yuusuf Xassan Ibraahim...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeey geerida Saxafi Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya...

Shir looga hadlayo Tiknolojiyadda caafimaadka oo Muqdisho ka furmay

Ra’iisal wasaare ku xigeenka 2-aad ee  dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka Caafimaadka ee Tiknoolajiyada...

Dowaladda oo dalka dib ugu soo celineyso muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha Jasiiradda Madagascar

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Jasiiradda Madagascar. Wasiirka Warfaafinta,...