Wararka

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Hirshabeelle

0
Jowhar-Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Markuu arkay Qodobada 51aad iyo 60aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay: Baahida loo qabo Xeer-ilaaliyaha Guud ee...

Booliska gobolka Banaadir oo fashiliyay qarax ay khawaarijtu ku diyaarisay weel

0
Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa maanta fashiliyay miino macmal ah oo ay Khawaarijtu ku dhex diyaariyeen weelka Kululaysada loo yaqaan, kaas oo ay soo dhigeen...

Hay’adda SoDMA oo raashiin ka qaybisay Baydhabo

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta 400 oo qoys oo ku nool magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed gaarsiisay deeq raashin ah,...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Turkiga

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Ankara ee dalka...

Boliiska Soomaaliya oo dhex galay beelihii ku dagaallamay Shabeellada dhexe

0
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa cutub ka mid ah Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed u diray deegaanno hoos taga degmada Cadale, halkaas oo ay dhawana...

Wasiirka deegaanka XFS oo ka qayb gashay shir looga hadlaya Isbeddelka Cimillada

0
Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimillada XFS, Khadiija Maxamed Almakhzuumi ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta uga qeyb gashay shir hordhac u...

Ciidanka xoogga dalka oo howl-gallo ka fuliyay gobolka Bakool

0
Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanno hoos taga magaalada Xuddur ee xarunta gobolka...

Ra’iisul-wasaare Xamsa “ waxaan qadanay habka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka” (WARBIXIN)

0
Dowladda Soomaaliya ayaa dooratay inay ka howlagli doonto qorshayal is daba yaal, kuwaasi oo ay ugu waaweynaayeen, la dagaalanka Kooxda Khawaarijta ah, Deyn cafinta,...

Xadka Gaza iyo Masar oo la furay iyo Bolivia oo xiriirka u jartay Israa’iil

0
Xadka Rafah ee u dhaxeeya Gaza iyo Masar ayaa la furay markii ugu horeysay tan iyo markii uu qarxay dagaalka Israel iyo Xamaas. Wararka ayaa...

Bolivia oo xiriirka u jartay Israa’iil iyo dalal kale oo u yeeray safiirada ka...

0
Dowladda Bolivia ayaa xiriirka rasmiga ah u jartay Israa’iil ,iyadoo laba dal oo kale oo Latin America ah ay u yeereen safiiradooda ka jooga...