Dowladda Soomaaliya oo ku Biirtay Iskaashiga (OACPS-EU)
Dowlada Faderaal Soomaaliya ayaa maanta si buuxda ugu biirtay wadamada qeyb uga noqday Heshiis Iskaashi Wadaag oo dhexmara xubnaha Ururka Africa, Aribbean iyo Wadamada...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo weerar ku qaaday Khawaarijta ku sugan Koonfurta...
Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is garabsanaya iyo Khawaarijta ayaa ka socda Deeganka Jeex-Jeex iyo Buurta Yacgoos oo u...
Israa’iil oo sheegtay in ay diyaar u tahay xabbad-joojin cusub
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa la kulmay wakiillada qoysaska ay dadkooda ku xiranyihiin Qaza, iyadoo uu sii kordhaya cadaadiska Caalamiga ah ee ku...
Safiirka Shiinaha oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Wakaaladda SONNA
Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Fei Shengchao ayaa wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, isaga oo ka hadlay xiriirka taariikhiga...
IMF oo dowladda Soomaaliya u ansixisay $100 milyan oo dollar
Washington(Wargeyska Dalka): Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ansixisay hannaan cusub oo 3 sano ah oo taageero maaliyadeed oo dhan 100 milyan oo Dollar lagu...
Taliye Sulub oo u hambalyeeyay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gen Sulub Axmad Firin, ayaa Ummadda Soomaaliyeed la Wadaagay Hambalyada 80 sano guuradii kaSoo Wareegtay Aas aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Sareeyeyaasha,...
Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti
Jabuuti: Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas...
Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey
Ruunnirgood: Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 24-aad ee Khaalid binu walid
ayaa hawlgal lagu bur buriyey fariisimo ay Khawaarijtu lahaayeen ka sameeyey deegaano...
Wafdi ka socda Boliiska Ethiopia oo Muqdisho soo gaaray
Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sarreeye Guuto Cusman Cabdulahi Maxamed (Kaniif) ayaa garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyey taliye xigeenka...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Hawlaha Guud oo gaaray dalka Libya
Tripoli: Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta dowladda FS mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa gaaray caasimadda dalka...










