Shirka hirgalinta heshiiska qorshaha Amniga Qaran oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shirkii Hirgalinta Heshiiskii Amniga Qaran ee Daadajinta Maamulka iyo Tayeeynta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Shirkaan ayaa socday sadexdii cisho ee...
Wasiir Abshir oo dalka Sacuudi uga qeyb galaya shirka Wasiiradda Arrimaha Dibedda Carabta
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya uga qeyb galaya shirar kala duwan oo...
Madaxweynaha JFS oo u ambabaxay magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, isaga oo ku...
Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in 14 qof ay ku dhinteen fatahaadaha
Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada oo si weyn looga hadlay saamaynta ay geysteen fatahaadaha iyo daadadka ka...
Buundada Baardheere oo go’day ka dib fatahaad uu sameeyey Wabiga Jubba
Waxaa maanta go’day Buundadii Baardheere oo halbowla u ahayd isku socodka degmooyinka gobolka Gedo, ka dib markii ay saameen ku yeesheen Roobabka ka da’ay...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo magaalada Paris uga qeyb galay Shirweynaha 42aad ee UNESCO
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha 42aad, ee...
Golaha wasiiradda oo ansixiyey hindise sharciyeedka Saybarka iyo Xeer nidaamiyaha Heya’adda Nabad sugida iyo...
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ku baaqay in la xoojiyo dadaada gurmadka fatahaadaha
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac iyo Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Baarlamanka JFS ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Qaran...
Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa...
Shirka arrimaha qaab-dhismeedka Booliska oo maalintii 2-aad galay
waxaa maalintii 2-aad galay shirkii arrimaha Boliiska ee qaab-dhismeedka amniga Qaranka, kaas oo dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka ah ay ku qeybsadaan 40-kun...










