Wararka

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qoyska oo shir muhiim ah kaga qeyb gashay Lesotho

0
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ay Hoggaamineyso Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS, Maryan Cali Abuukar ayaa ka qayb galay...

Guddoomiye Abshirow oo khudbad ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanada Adduunka

0
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanada...

Wasaaradaha Beeraha iyo howlaha guud oo ka shiray go’itaaanka Buundooyinka Sabiid iyo Bariirre

0
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee XFS Mudane Ayuub Ismaaciil Yusuuf, ayaa shir-guddoomiyay kulan muhiim ah oo dhex maray Wasaaradda Hawlaha Guud...

Madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay wafdi kormeer ah

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku soo dhoweeyey wafdi kormeer ah...

Madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Wafdi kormeer ah

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa Xarunta Wasaaradda ku soo dhoweeyey Wafdi kormeer...

Hoggaamiye Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo Kormeer shaqo ku tagay Wasaaradaha Koonfur Galbeed

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):- Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid...

Shirka Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga Dalka oo Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirka 7-aad ee Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga Dalka, kaas oo socday muddo laba Maalmood ah. Shirka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeeyay Toddobaadka Qaran ee Dhir-beerista

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Raashiin gaarsiiyay Bulshada ay Abaartu saameysay

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Deeq Raashin ah gaarsiiyay Bulshada ay Abaartu saameysay ee ku nool Deegaanno hoostaga Degmada Raaga Ceelle ee Gobolka...

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay Shir Sanadeedka Gu’ga (Spring Meetings) oo ka dhacay Washington

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka warbixiyay Shir Sanadeedka Gu’ga (Spring Meetings) oo lagu qabtay Magaalada Washington. Wasiirka ayaa sheegay...