Ra’iisal Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo kulan la yeeshay Safiirka cusub ee Dowladda...
Muqdisho, Maajo 20, 2026:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u...
CXDS oo howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka fuliyay Degmada Berdaale ee Gobolka Baay
Mogadishu (Wargeyska Dalka) — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa howlgal lagu xaqiijinayo Amniga ka fuliyay Gudaha iyo Hareeraha Degmada Berdaale ee Gobolka Bay,...
Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo Xarunta Maamul Goboleedka KGS
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadeey Nuurey Sheekh ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur galbeed Soomaaliya.
Taliyaha ayaa waxaa...
Wasiirka Hawlaha Guud oo Azerbaijan kula kulmay Xoghayaha Golaha Iskaashiga Dalalka Khaliijka
Baku (Wargeyska Dalka): Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaciil Yuusuf, oo uu wehliyo Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u...
Kulan ku aaddan Xoojinta amniga oo Baydhabo ka dhacay
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay oo saraakiisha Ciidanka Xoogga...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo
Baydhabo: Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo ee gobolka Baay,...
Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay Madax Dhaqameed
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa Maanta Degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan kula...
Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe Dalkoodii loogu celinayo Muwadiniin Burcad afduubatay
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna Ergeyga joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa sheegay in Dowladda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Magaalada Geneva kaga qayb galay Shir muhiim ah
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa ka qayb galay meertada 64-aad ee Shirka Wasiirrada Caafimaadka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo tababar muhiim ah soo xiray
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Cali ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar socday muddo...










