Wararka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo Khadka Teleefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee Ururka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);'Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cali ayaa Khadka Teleefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka...

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay Qorshaha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo loo Aqoonsaday Wasaaradda Labaad ee Ugu Waxqabadka Wanaagsan Xukuumadda DanQaran

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa guddoonsiiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Abdisalam Ali, abaalmarin lagu...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ku biiray Munaasabadda Xuska maalinta Dalxiiska Soomaaliya

0
Xuska Maalinta Dalxiiska Soomaaliya waxaa hadda ku biiray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud. Madax ka tirsan Golayaasha...

Munaasabad lagu xusayo maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo caawa ka socota Muqdisho

0
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka socota munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya, taaso oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda...

Wasiirka Xannaanada Xoolaha XFS oo la kulmay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelaay, ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta la yeeshay...

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo ka qeyb galay Madasha isla-xisaabtanka waxqabadka...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamed Farah Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Cumar Cali Afrax,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ABAALMARIYAY WASAARADAHA UGU WAXQABADKA SARREEYA DALKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay bandhigga xiritaanka la-xisaabtanka sannadlaha ah ee Wasaaradaha Xukuumadda, oo lagu soo bandhigay natiijooyinka...

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay in ay xirantay soo gudbinta liisaska musharaxiinta...

0
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ( GMDQS), isaga oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo, islamarkaana fulinaya jadwalka doorashada ee Guddigu soo soo saaray 31-...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula hadlay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...