Wararka

Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wafdi Ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Dalka, kana kooban masuuliyiin heerar kala duwan ah, ayaa...

Dibadbax lagu taageerayo Dowladda iyo Doorashooyinka Qof iyo Codka ah oo dhacay Degmada Kaaraan...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Shacabka Degmada Kaaraan ayaa Xaafadda Mirinaayo ku qabtay Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hirgelinta Doorashooyinka Qof iyo Codka ah...

Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Kumannaan qof oo Shacabka ah oo ku nool Deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Shalay u dareeray Goobaha Codbixinta Doorashada Wakiillada iyo Golayaasha...

Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay Guulaha DFS ay ka gaartay Dimuqraadiyeynta iyo dib-u-habeynta Garsoorka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo ka qeyb galay kulan laba geesood ah oo dhexmaray...

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka warbixiyay Doorashooyinka K/Galbeed

0
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa Faahfaahin ka bixiyay doorsahada maanta ka dhacday deegaanada kala duwan ee Koonfur Galbeed. Guddoomiye Cabdikariim ayaa caddeeyay...

Madaxweynaha JFS oo ka hadli doona arrimo ahmiyad leh oo ku aaddan xaaladda Guud...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow dadka soomaaliyeed la wadaagi doona hadaljeedin ku saabsan xaalada guud ee dalka. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa...

Raโ€™iisul Wasaare Ku xigeenka oo shir guddoomiyay kulan u dhexeeyey Dowladda iyo Safiirrada dalalka...

0
Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah oo u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Shacabka Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

0
Degaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka. Dadweynaha ku nool Koonfur...

SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

0
Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha deegaanka iyo tan wakiillada Koonfur...