Wararka

Wasiirka Awqaafta XFS oo Dalka Mauritania uga qeyb galay Shirweyne Caalami ah

0
𝗡𝗢𝗨𝗔𝗞𝗖𝗛𝗢𝗧𝗧-𝗠𝗔𝗨𝗥𝗜𝗧𝗔𝗡𝗜𝗔-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa Dalka Mauritania uga qeybgalaya Kalfadhiga 39-aad ee Shirweynaha Caalamiga ah...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Labada Dal

0
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya. Danjire...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐑𝐂 𝐨𝐨 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚...

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Shir soconaya muddo Saddex Maalmood ah,...

Madaxweynaha Dalka Mauritania oo guddoomay fariin gaar ah oo kaga timid Madaxweynaha JFS

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani oo ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS Sheekh Mukhtar Roobow, fariin gaar ah oo...

Guddoomiyaha guddiga xuquuqul insaanka oo qaabishay madaxda hawlgalka UNTMIS

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim, ayaa maanta xarunta dhexe ee Guddiga ee Muqdisho ku qaabishay Mudane Raisedon Zenenga,...

Dowladaha Soomaaliya oo Jabuuti kaga qeybgalaysa Wada Tashiyada Wasiirradaha Arrimaha Dibadda ee Gobolka

0
Jamhuuriyadda Jabuuti | 15 Sebtembar 2026<br>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa hoggaamin doona Wafdiga Dowladda...

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo war ka soo saaray doorashada ku celiska ah...

0
Shir jiraa'id oo gelinkii dambe ee maanta xarunta Guddiga ku qabtay Afhayeenka Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ( GMDQS), ayaa soo saaray...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO XAFIISKIISA KU QAABILAY SAFIIRKA JAAMACADDA CARABTA EE SOOMAALIYA

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacada Carabta ee Soomaaliya Cabdullaahi bin Mutlaq...

Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Aqalka sarre oo la kulmay Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Maaliyadda...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa Maanta Xafiiskooda ku...

Taliyaha Ciidanka Dhul ee XDS oo Kormeer Shaqo ku tegay Difaacyada Hore ee CXDS

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo Howlo Shaqo u jooga Magaalada Baydhabo, xarunta KMG ah ee...