Hay’adda SoDMA oo ka digtay dhibaatooyinka ka dhasha Super El Niño
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa bulshada Soomaaliyeed ku boorrisay in ay ka taxadaraan khataraha ka dhalan kara xaaladda Super El Niño.
SoDMA ayaa...
Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada Timirta.
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Beeraha XFS...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 w𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 b𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 a𝐫𝐝𝐚𝐲 k𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 h𝐨𝐫𝐞 k𝐚 g𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 t𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka galay Tartanka Qur’aanka Kariimka,...
NISA oo burburisay shabakado Khawaarij ah oo shirqool waday
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa burburiyay shabakado ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo cadawgu u diyaariyay in ay ku dhex dhuuntaan qaybo...
Guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga oo kormeeray xarunta soo dhoweynta
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Liibaan Cabdi Cigaal, oo ay wehliyeen Sii-hayaha Howl-galka Ururka Midowga Yurub, Marwo Karin Gatt-Rutter, iyo Marwo Isabelle...
Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD
Djibouti-(Wargeyska Dalka)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee aan caadiga ahayn ee...
Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Iskaashi ee Labada Dal
Kambala-(Wargeyska Dalka)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa Maanta Xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u fadhiya Uganda, Mudane...
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 K𝐮𝐥𝐚𝐧 la y𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 M𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐄𝐂𝐇𝐎 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa Kulan soo dhaweyn iyo isbarasho ah la yeeshay Beatriz Rubio...
Dowladda Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee Anshaxa Garaadka Macmalka
Riyadh-Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO ee Anshaxa Garaadka Macmalka,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo Shahaadooyin guddoonsiiyay Saraakiil iyo Askar ka tirsan Guutada...
Baydhabo-(Wargeyska Dalka)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa kormeeray Fadhiyada Ciidamada ee Magaalada Baydhabo, isagoo ka qeyb...










