Wararka

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga. Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika

0
Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay taariikhda la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2003,...

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

0
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shahaadooyinka musharraxnimada guddoonsiiyey musharraxiinta u tartamaya kursiga HOP#204, kaas oo horay uga bannaanaa Baarlamaanka Jamhuuriyadda...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay Duqa Magaalada Baydhabo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku meel gaarka ah ee...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiin sare

0
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Maxamed Keerow iyo Xildhibaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka amniga Koofur Galbeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeedì, kaasi...

Hantidhowrka guud oo Muqdisho ku qabtay kulan ku aadan fududeynta iyo dhowrista Dukumentiyada sharciga...

0
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabtay kulan shaqo oo ay ka qayb galeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha,...

Farshaxamiiste ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta oo abaalmarin ku guuleystay

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa u Hambalyeeyay Cabdinaasir Cabduqaadir Maxamed oo ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...

Wasiir Fiqi oo kormeer ugu tagay ciidanka hawlgalka AUSSOM ee Baydhabo ku sugan

0
Baydhabo: Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qeybta 3-aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya...

Ciidanka XDS oo hawlgal miino-saaris ah ka sameeyey Shabeelaha dhexe

0
Jowhar: Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal Miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey oo hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Intii uu socday...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):- Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha...