Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya mudane Cabdifataax...
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu rejo wayn ku qabo Dadaaladda Ra’iisul wasaare...
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya mudane Sharif Sheikh Ahmed ayaa sheegay inuu rejo wanaagsan ka qabo dadaaladda Ra’iisul Waasaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble eeku...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray goobihii uu fatahaadda ka sameeyay Webiga Shabeelle
Jowhar- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer ku tagay Tuulada Baareey oo dhawaan uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.
Madaxweynaha Hirshabeelle...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo soo xiray shirweynaha haweenka Puntland
Garoowe- Madaxweyne Ku xigeenka dowlad gobaleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo xiray Shirweynaha Haweenka Puntland ee ka qayb-galka Doorashooyinka Goleyaasha deegaannada degmooyinka...
R/Wasaare Rooble oo kulan la qaatay qaar ka mid ah wakiillada beesha Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka iyaga oo ka wada hadlay...
Guddigii loo xil saaray baarista dil loo geystay askari ka tirsanaa ciidanka Qaranka oo...
Muqdisho(SONNA):-Guddi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil dhowaan loo geystay askari ka tirsanaa...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dib u dhis lagu sameynayo Buundooyinka Waaberi iyo...
ILAYSKA DALKA:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhis lagu sameenayo Buundooyinka...
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka iyo Maamulka hirshabeelle oo gaaray beledweyne
Wafdi isugu jiro wasiiro,xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Masuuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo u hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday eedaysanayaashii loo haystay dilkii guddoomiyihii hore...
ILAYSKA DALKA:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta xukun ku riday Eedeysanayaal loo heystay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Guddoomiyihii hore degmada Hodan Cabdixakiin...
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka iyo Maamulka hirshabeelle oo gaaray beledweyne
ILAYSKA DALKA:-Wafdi isugu jiro wasiiro , xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo kala duwan ayaa gaaray Magaalada Baladweyne...










