Gudigga Qaranka ee Tacliinta Sare oo soo saaray liiska Jaamacado si deg deg ah...
Ogeysiis ka soo baxay Gudigga Qaranka ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta ee Soomaaliya ayaa lagu lagu wargeliyey qaar ka mid...
Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaaladda Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha...
Hantidhawraha guud ee Qaranka oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Maamulka Ururka Hay’daha Hantidhawrrada Guud...
Ururka Hay’daha Hantidhawrrada Guud ee Afrika ee af-Ingiriisiga lagu dhaho (AFROSAI-E) ayaa maanta Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee saddexda sano ee socota (2022-2024) u doortay...
R/W Rooble “Waxaan rajeynayaa in Shirka Golaha Wadatashiga Qaran guul noogu soo dhammaado”
-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xusseen Rooble, ayaa sheegay inuu rajeynayo in guul uu kusoo dhammaado shirka golaha wada-tashiga qaran ee la...
Hay’adda UNMAS oo gaadiid ku wareejisay Ciidanka Xoogga dalka
Hay’adda UNMAS oo Qaramada Midoobay u qaabilsan wax ka qabashada miinooyinka, ayaa maanta taliska Ciidanka xoogga dalka waxay ku wareejisay gaadiid iyo agabyo kale...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeeray Taliska Ciidanka Badda & Dekadda Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo ay Wehliyeen Taliyaha Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Admiraal guuto Cabdixamiid Dirir iyo...
Guddoomiyaha Xisbiga Sahan oo sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo natiijada ka soo bixi...
Guddoomiyaha Xisbiga Sahan mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ku qabo natiijada kasoo bixi doonta shirka loo ballansan yahay 20ka bishan.
“Shirka...
Taliska booliska Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay qarax ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo – Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in saddexda qof ee ku dhimatay qaraxa Gaalkacyo ka dhacay ay dhammaantood ahaayeen naftood haligayaal doonayay in ay...
Amnesty International oo ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo xad-gudubyada Israa’iil ku sameysay Falastiiniyiinta
Gaza-Hay’adda xaquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa maanta ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo falalka arxan darrada ah ee ay Israa’iil kula kaceyso dadka...
3 qof oo saarnaa Mooto Bajaaj ayaa geeriyootay kadib qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo
Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in 3-da qof ee ku dhimatay Qaraxa Gaalkacyo ay dhammaantood ahaayeen naftood haligayaal doonayay in ay dadka shacabka qaraxa ku...










