Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Qaahira
Guddoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaalada Qaahir ee caasimadda dalka Masar kaga qeyb galay kulanka 5-aad ee heerkiisu sarreeyo ee Guddoomiyeyaasha...
Maraykanka oo ciidan la dagaallama Al-shabaab usoo diraya Kenya
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah uu u dirayo Kenya si ay gacan uga geystaan dagaalka ka dhanka...
Dadweynaha Al-jeeriya oo u dareeray doorashada golaha Baarlamaanka
Dadweynaha Al-jeeriya ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan golaha baarlamaanka ee dalkaas.
Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Al-jeeriya,...
Madaxweynaha Tunisiya oo ku baaqay wada hadalo lagu xalinayo khilaafka siyaasaddeed ee dalkiisa
Madaxweynaha dalkaTunisiya ayaa ku dhawaaqay jimcihii inuu furayo wada hadalo ku saabsan xal u helida qalalaasaha siyaasadeed ee ka socda dalkiisa.
Kais Saied oo...
Ciidanka badda Maraykanka oo badbaadiyay shaqaale Markab xamuul ahaa
Ciidanka Badda Maraykanka ayaa Arbacadii shalay badbaadiyay 15 shaqaale oo la socday Markabka Falcon Line oo ka diiwaan gashan waddanka Gabon, kaas oo ku...
Howlgal qorsheysan oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo halkaas...
Wasiirka Ganacsiga oo ka qeyb galay munaasabad ruqsadda Mobile Money lagu bixinayay
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad Baanka Dhexe ee Soomaaliya uu shirkadda Somtel ku guddoonsiinaayey ruqsadda...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo guddi baaris ah u magacaabay cabashada Waalidiinta dhallinyarada tababarka loogu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan war iyo wacaal...
Deegaanka Laas-xaadow oo la gaarsiiyay Waxbarasho lacag la’aan ah ama bilaash ah
Deegaanka Laas-xaadow oo Dhanka Waqooyi Galbeed qiyaastii 30km ka xigta Magaalada Dhusamareb ayaa la gaarsiiyey Waxbarasho bilaash ah oo ay ka faa’iidaysanayaan dadka Deegaanka.
hirgalinta...
Mas’uuliyiin ka socda Hay,adaha Qaramada Midoobey oo gaaray Gaalkacyo
Mas'uuliyiin ka socda Hay,adaha Qaramada Midoobey, sida OCHA, WHO, UNICEF, UNHCR, IOM iyo WFP ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo, waxaana si diiran ugu soo...










