Wararka

Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Safiirka dalka Qatar

0
Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xiireey Axmed Roble ayaa ku booqday Xarunta Safaaradda Qatar ay ku leedahay Caasimadda Muqdisho Danjire Hassan Hamza...

Weerar Lagu Dilay Dad Shacab ah Ayaa ka dhacay Duleedka Deegaanka Saax-qurun

0
Weerar Lagu dilay dad Shacab ah Ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Saax-qurun oo dhacda galbeedka Galkacyo ee Gobolka Mudug. Weerarkaasi xalay saqdhexe dableyda hubeysani ee...

Tahriibayaal ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay Turkiga

0
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhimatay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii bas yar oo ay saarnaayeen Tahriibayaal sharci darro...

Madaxweynaha Turkiga oo la kulmay dhigiisa Falastiin Mahmoud Abbas

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhigiisa Falastiin Mahmoud Abbas ayaa kulan albaabadu u xiran yihiin ku wada yeeshay magaalada Istanbul ee dalka turkiga,kulanka...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray taliska ciidanka Xoogga ee degmada Garbahaarey+Sawirro

0
Ilayska Dalka :- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka ku tagey xerada Ciidanka Xoogga...

Guddiga doorashada Kuraasta labada Aqal ee Somaliland oo doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen+Sawirro

0
Ilayska dalka:-Xubnaha Guddiga Maamulaya kuraasta labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku doortatay guddoon cusub. Xilka guddoomiyaha guddiga...

Shir looga hadlayo Horumarinta Waxbarashada Dalka oo la filayo in Garoowe uu ka furmo

0
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamul-goboleedka Puntland gaaray wafdi ay horkacayso Guddoomiye ku xigeenka bulshada iyo wacyigalinta Gobolka banaadir. Socdaalka Guddoomiye ku xigeenka bulshada...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Doorashooyinka Jubaland

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubaland isagoo kula dardaarmay in ay howsha doorashada...

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo ka badbaaday qarax loo adeegsaday gaari

0
Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ayaa ka badbaaday Qarax loo adeegsaday gaari kaas oo lagu weeraray kolonyadda taliyaha oo marayay meel u...

Ra’iisul wasaare Rooble oo u kicitamay Garbahaareey

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u kicitimay degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, halkaasi oo ka mid ah goobaha...