Ra’iisul wasaaraha dalka oo faray hay’addaha amniga inay furaan isgoyska Dabka
Ra’isul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray hay’addaha amniga inay furaan isgoyska Dabka oo xalay la xiray.
Ra’isul wasaare Rooble oo...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaa oo bilaabay Tababar
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF) oo kaashanaya qaybta amniga ee AMISOM ayaa bilaabay tababarka bedqabka doorashada iyo dadka ka shaqaynaya. Tababarkaan ayaa waxa ka...
Boliiska Soomaaliya oo baaraya Haween lagu dilay Muqdisho
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno la xiriira cidda ka dambeysay dilka Saddex Haween ah oo Saakay aroortii ka dhacay Degmada...
Wasiirka Difaaca XFS oo kormeeray Xarunta Idaacadda Ciidamada Qalabka sida+Sawirro
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeer shaqo ku tagay Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida (SNA Radio), wuxuuna kulan la...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo gacanta ku dhigay gaari walxaha qarxo laga soo buuxiyey.
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari Hoomey ah oo nabadiidka Al-shabaab ay ku diyaariyeen walaxaha qaraxa , howlgalkaan...
War Saxaafadeed Ay Soo Saartay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Ku Saabsan Tallaalka CONVID19.
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay qorsheynaysaa in Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka ay gaarsiiso guud ahaan dalka, iyadoo Qeybta ugu horreeysa tallaalka dalka lakeeno doono bishaan...
Puntland Oo Soo Dhaweysay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho (Ilayska Dalka) 10.02.2021 : Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta rasmiga ah ee madaxtooyada Puntland ku leedahay Facebook ayaa lagu soo dhaweeyay shirka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Maanta Hor Tagaya Golaha Shacabka
Muqdisho (Ilayska Dalka) 10.02.2021 : Ra’Isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa uu khudbad ku saabsan...
Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Isugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir
Muqdisho (Ilayska Dalka) 10.02.2021 : Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka...
Turkiga oo ugu baaqay muwaadiniintiisa ku sugan Myanmar inay ka fogaadaan goobaha banaanbaxyada.
Turkiga ayaa ugu baaqay muwaadiniintiisa ku sugan Myanmar inay ka fogaadaan goobaha banaanbaxyada
Safaaradda dalka Turkiga ee Myanmar ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay muujiyaan taxaddar...










