Wararka

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo deeq gargaar ah gaarsiisay Magaalada Jowhar “Sawirro”.

0
ILAYSKA DALKA:-Wasaaradda Gargaarka XFS ayaa deeq raashiin waxa ay gaarsiisay Magaalada Jowhar taa oo ay ka faa'ideysan doonaan qooysaskii ku barakacay  fatahaada wabiga. Wasiirka wasaarada...

Ciidanka Xoogga iyo kuwa Jubaland oo hawl-gallo lagu baacsanayo alshabaab ka sameeyay deegaano dhowr...

0
Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Kooxda argagixisada ah ee Al Shabaab ka sameeyey...

Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgalo ka fuliyay gobolka Bakool.

0
Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyeed Guutada 9aad qeybta 60-aad ee gobolka Bakool ayaa hawlgal ka fuliyay deegaano ay maleeshiyada Ashabaab ku sugnaayeen sida Farag huuyaley...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.

0
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto oo ay ka wada hadleen xiriirka labada...

Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo la kulmay xubno ka socda Qarammada Midoobay

0
Guddiga farsamada Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa la kulmay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan taageerada arrimaha doorashooyinka. Guddiga ayaa xubnahan ka socda Qaramada Midoobay...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Qaahira

0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaalada Qaahir ee caasimadda dalka Masar kaga qeyb galay kulanka 5-aad ee heerkiisu sarreeyo ee Guddoomiyeyaasha...

Maraykanka oo ciidan la dagaallama Al-shabaab usoo diraya Kenya

0
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah uu u dirayo Kenya si ay gacan uga geystaan dagaalka ka dhanka...

Dadweynaha Al-jeeriya oo u dareeray doorashada golaha Baarlamaanka

0
Dadweynaha Al-jeeriya ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan golaha baarlamaanka ee dalkaas. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Al-jeeriya,...

Madaxweynaha Tunisiya oo ku baaqay wada hadalo lagu xalinayo khilaafka siyaasaddeed ee dalkiisa

0
Madaxweynaha dalkaTunisiya ayaa ku dhawaaqay jimcihii inuu furayo wada hadalo ku saabsan xal u helida qalalaasaha siyaasadeed ee ka socda dalkiisa. Kais Saied oo...

Ciidanka badda Maraykanka oo badbaadiyay shaqaale Markab xamuul ahaa

0
Ciidanka Badda Maraykanka ayaa Arbacadii shalay badbaadiyay 15 shaqaale oo la socday Markabka Falcon Line oo ka diiwaan gashan waddanka Gabon, kaas oo ku...