Wararka

Xaaladda Beled Xaawo oo degan ka dib dagaalkii shalay

0
Xaaladda degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta degan ka dib markii shalay dagaal ay ku soo qaadeen maleeshiyaad laga soo abaabulay dal...

Guddi ku meel gaar ah oo loo magacaabay degmada Wasil ee Gobolka Mudug

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi ku meel gaar ah oo maamula u magacawday degmada Wasil gobolka Mudug. Wareegto ka soo baxday Xafiiska...

Suudaan oo sheegtay in tirada qaxootiga Itoobiyaanka ah ee dalkaas soo gaartay ay kor...

0
Hay’adda qaxootiga u qaabilsan xukuumadda dalka Suudaan ayaa sheegtay in tirada qaxootiga ah ee ka soo cararay colaadaha Itoobiya soona galay dalka Suudaan ay...

Amiirka Kuwayt oo mar kale ra’iisal wasaare u magacaabay Shiikh Sabaax Al-Khaalid.

0
Amiirka dalka Kuwayt Nawaaf Al-Axmad Al-Jaabir ayaa maanta oo axad ah dib ugu magacaabay ra’iisul wasaaraha dalkaas Shiikh Sabaax Al-Khaalid Al-xamad Al-Sabaax. Wakaaladda wararka ee...

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay waxgaradka Godinlabe iyo Mareergur, kuna soo laabtay Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah kasoo amba qaaday magaalada Cadaado ee...

Qaramada midoobe oo sheegtay in Soomaaliya ay marti galisay qaxooti badan sanadkii 2020

0
In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah ayaa sanadkii 2020 soomaaliya nabad galyo u raadsaday sida ay sheegtay heyada UNHCR . Dadkaas waxay badankood...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo New York kulakulmay madaxweynaha kalafadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay

0
New York (SONNA)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud ayaa kulan wax ku ool ah la...

Goob qashinka lagu keydiyo oo laga hirgeliyay duleedka magaalada Jowha

0
Muqdisho (SONNA)-Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo kan Degmada Jowhar  ayaa bilaabay ololo nadaaafadeed oo ku saabsan bilic soo celinta caasimadda Hirshabeelle ka fuliyay magaalada...

Wasiirka Tamarta dalka oo qaabilay u qeybsanaha arrimaha diinta ee safaaradda

0
Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Uqeybsanaha Arrimaha Diinta Safaarada Turkiga...