Wasiirka Arrimaha Dibada Masar Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoom Danjiraha Soomaaliya
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : Ilyaas Sheekh Cumar Abu Bakar, Danjiraha dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Masar, sidokalana ah wakiilka joogtada ah...
War-Saxaafadeed Laga Soo Saaray Shirkii Guddiga Farsamada ee Magaalada Baydhaba.
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka,...
Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Sheekh Nuur Baaruud.
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud...
Dowladda Soomaaliya Ayaa Hakisay Xaadirinta Shaqaalaha Dowladda .
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa lagu sheegay in la...
Shirka arrimaha doorashada looga hadlayo oo maalintii 2-aad Baydhabo ka socda
Wasiirka wasaaradda Dastuurka xukuumadda FS mudane Saalax Axmed Jaamac oo ah shir gudoonka gudiga farsamo ee ka socda dawladda FS,dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Farsamo ee Qaban-qaabada Shirweynaha...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Laftagareen ayaa kulan la qaatay Guddiga Farsamo ee Qaban-qaabada Shirweynaha Wadatashiga Qaran, kaas oo shir uu uga socdo...
Tirada kiisaska COVID-19 ee laga heley dalka
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay 90 kiis oo cusub ee COVID-19 ah laga heley dalka, sida...
Dad badan ayaa ku dhintay doon ku degtay haro ku taal dalka DRC
60 qof ayaa ku dhimatay dad kale oo badana waa la la,yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ku degtay haro ku taala jamhuuriyada dimuqraadiga Congo,DRC
Dowlada...
Kulan looga arinsanayo la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab oo ka furmay Dirirdhaba
Kulan looga hadlayo xaalada amaan ee bariga Itoobiya iyo la dagaallanka Al-Shabaab ayaa ka socda magaalada Dirirdhaba ee dalka Itoobiya .
Wada hadalada ayaa u...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo furay shirka Guddiga Farsamada ee Qaban-qaabada Shirka Wadatashiga Qaran “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shirka Guddiga Farsamada ee Qabanqaabada Shirka Wadatashiga Qaran oo kulankoodii ugu horreeyay ku...