Mareykanka oo Sheegay in Wadahadalada Vienna ay sii socon doonaan.
Kadib muddo uu hakad ku jiray wada xaajoodkii Nukliyeerka ee bishii Abriil ee la soo dhaafay ka billowday Vienna una dhexeeya Iiraan, qaar kamid...
MADAXWEYNE CALI GUUDLAAWE OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRU DOWLIHII WARFAAFINTA HIRSHABEELLE
INNAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. ...
Barnaamij bulshada loogu baraarujinayay ilaalinta dhismayaasha Danta guud oo lagu soogabagebeeyay Cadaado
Dhismayaasha Maxkamada degmada Cadaado iyo dugsiga sare ee laga dhisaayo magaalada ayaa ka socda Wasaaradda arrimaha Guddaha Galmudug iyo kan degmada Cadaado oo iskaashanaya...
Madaxda Galmudug oo deeq xoolo nool ah gaarsiiyay taliska ururka 6-aad
Maamulka taliska ururka 6-aad ee fadhigoodu yahay Gobolka Gaalgaduud ayaa manta la wareegay deeq xoolo nool ah oo ay soo gaarsiiyeen madaxda Galmudug.
Deeqdaan xoolaha...
Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanada oo laga xusay Soomaaliya
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka K/Galbeed, howlwadeenada caafimadka iyo marti sharaf kale, ayaa ka qeybgaley xaflad ka dhacday Magaalada Beydhabo oo lagu maamuusaayey Xuska...
Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada oo soo saaray war-murtiyeed ku aadan xaaladda Soomaaliya.
Moqdisho- IlayskaDalka, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa xalay yeeshay kulan dhina isgaarsiinta ah oo looga hadlaayey...
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xustay Maalinta Caalamiga ah ee Bad-qabka Bukaanka
Caafimaadka Hooyada iyo Carruurta ayaa maanta qabtay Munaasabada xuska Maalinta Caalamiga ah ee Bad-qabka Bukaanka, Maalintaan ayaa la xusaa Sanad walba 17 ka bisha...
Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo ay ka socdaan howlo dib loogu dayactirayo
Safaarada Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa waxaa ka socda dayactir ballaaran oo dib loogu dhisayo safaaradda ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya muwaadiniin Soomaaliyeed iyo...
Pakistan iyo Russia oo ka wada hadlay xaaladda Afghanistan.
Hogaamiyeyaasha Pakistan iyo Russia ayaa ka wada hadlay mowqifkooda ku aadan xaaladda dalka Afghanistan, sida lagu sheegay bayaan ka soo kala baxay labada dowladood...
Taliska inqilaabay dalka Guinea oo kulan la qaatay Ururada aan Dowliga ahayn
Kornayl Mamadi Doumbouya oo ahaa sarkaalkii hoggaaminayey Inqilaabkii ka dhacay dalka Guinea ayaa xartunta Baarlamaanka dalkaasi kulan kula qaatay wakiilo ka socday Ururada aan...










