Muhiimadda Dekadda Kalluumeysiga Hobyo u leedahay Bulshada deegaanka
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa bogaadiyay cid walba oo gacan lixaad leh ka geysatay...
Jaamacadda Accord iyo hey’adda UNASOM oo Arday u soo gabagabeeyey tababar lagu baranayey isbadalka...
Tababarkaan oo lagu baranayay isbadalka Cimilada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hey’adda UNASOM iyo Jaamacadda Accord Ee magaalada Muqdisho.
Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay qubaro...
Waa muhiim in la tixgaliyo Tallooyinka bulshada ee dhinaca dib -u -eegista dastuurka
Marka laga yimaado dastuurka Eebe,ee loo jideeyay in lagu maamulo dunidan,waxaa jira nidaam sharci oo macmal ah ama ay sameeyaan aadaha,kaas oo shucuubta caalamka...
Wasiirka Arrimaha dibedda Ruushka oo sheegay in Aqoonsi siinta Taliban ahayn wax hadda saaran...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa Sabtidii sheegay in aqoonsi Dowladnimo oo Taliban la siiyaa uusan hadda ahayn miiska wada hadalka saarayn.
Wasiirka...
Madaxweyne Turkiga oo ka qeybgalay munaasabadda tiknolojiyadda iyo duulista hawada ee Turkiga.
madaxweynaha oo ka hadlay muhiimada munaasabaddan ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Dhammaan mashaariicda halkan lagu soo bandhigay waxay ka dhasheen wadashaqayn kooxeed oo ay ku...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MUWAADINIINTII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA MUQDISHO
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MUWAADINIINTII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA MUQDISHO
Muqdisho, Sebteembar 25, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa...
Ergayga Geeska Afrika ee xasilinta iyo nabadeynta oo ka baaqday safar uu ku imaan...
Wafdiga Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo oo lagu waday inuu maanta soo gaaro dalka ayaa baaqday,waxaana la filayaa maalinta beritto oo Axad...
MW Maamul GOBALEEDKA PUTLAND SACIID C/ALLAHI DANE IYO GUDIGA UQAREEMIDA KOONTDA HAWEENKA OO KULAN...
Wargeyska Dalka-Madaxweynaha Maamul Gobaledka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo kulan laqaatay guddiga u qareemayasha Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxa uu ku...
Wasaaradda haweenka iyo Xuquuqul insaanka Galmudug oo maanta kualan ku qabatay magaalada Dhuusamareeb
Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ku qabatey kulankan oo ku saabsanaa isku duwidda ururinta macluumaadka, lagu faafinayo...
AMMAANKA GOBOBALKA BARI OO LAGA SHIRAY.
Kulankan ayaa waxaa isugu tegay guddiga amniga Gobalka Bari madaxda ciidanka booliska, saraakiisha ciidamada.
Kulanka oo ahaa wejigii labaad ee shir noociisa oo kale ah...










