Agaasimaha guud ee Sanduuqa horumarinta Sacuudiga oo qaabbilay Safiirka Riyadh u fadhiya Soomaaliya
Madaxa Sanduuqa Horumarinta Sacuudiga, Sultan bin Abdul Rahman Al-Murshed, ayaa maanta xarunta Sanduuqa ku qaabbilay Safiirka boqortooyada Sacuudiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Bin...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad tababar loogu...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliyeed...
Wasaaradda Batroolka oo sheegtay in Golaha wasiirrada ay hor geyn doonto xeerka maamulka ganacsiga...
Agaasimaha guud ee wasaaradda Batroolka ,Maxamed Xaashi Carrabey ayaa sheegay inay sameeyeen xeerka dareere hoosaadka ee maamulka ganacsiga Batroolka dalka.
Agaasimaha oo u warramayay warbaahinta...
Masar oo ammaantay Ardayda Soomaaliyeed ee dalkeeda wax ku barata
Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar , ahna wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Danjire; Ilyaas Sheekh Cumar oo kulan la qaatay masuuliyiin ka socotay...
Antonio Guterres oo ka hadlay walaaca ku saabsan xaaladda degdegga ah ee dalka Itoobiya.
Guterres “waxa uu aad uga walaacsan yahay rabshadaha sii kordhaya ee Itoobiya iyo ku dhawaaqista xaalad degdeg ah oo dhowaan lagu soo rogay,” afhayeenka...
Maraykanka oo qirtay inay si khalad ah u dhacday duqayn uu ka fuliyey Kabul
Weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanku leeyahay bishii Ogosto oo sababay dhimashada 10 qof oo rayid ah oo reer Afgaanistaan ah,...
Dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada oo xoojinaya iskaashiga dhammeystirka diiwaanka mideysan
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Shaqada Dawlad gobolleedyada Dalka ayaa Muqdisho ka furay shir wada tashi ah oo ku...
Facebook oo laga saaray qoraalka Ra’isul wasaare Abiy Axmed
Shirkadda Facebook oo tirtay qoraalka Ra’isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed iyadoo ku dooday in uu ka dhan ahaa siyaasadda shirkadda ee hurinta rabshadaha.
Axaddii ayaa...
Xabbad joojin ka dhaqan gashay deegaanka Dhagtuur oo dhawaan lagu dagaallamay
Galmudug ayaa xabbad joojin ka dhaqan galisay degaanka Dhagtuur ee Koofurta gobolka Mudug kadib markii saacadahii lasoo dhaafay siyaabo kala duwan loogu dilay 3...
Ciidamada oo howlgallo ka sameeyay magaalada Guriceel
Cadaado- Cutubyo ka kala tirsan Ciidamada Milateriga, Booliska iyo Nabad sugidda ayaa Maanta siwadajir ah howlgallo qorsheysan oo Ammaanka lagu xaqiijinaayo uga fuliyay degmada...










