Wararka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo hambalyo iyo Salaanka ugu tagey Madaxweynaha JFS.

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa caawa hambalyo iyo salaan ugu tagay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan...

Dab ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaalla Isgooyska Banaadir.

0
Dab ayaa ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho,iyadoo illaa iyo hadda aan la garaneyn sababta ka danbeysa dabka.khasaaraha...

R/W Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Abu Dhabi

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb...

Imaaraadka Carabta oo amartay in Soomaaliya la siiyo 9.5 Milyan

0
Madaxweynaha Imaaraadka Carabta ayaa amar ku bixiyey in Soomaaliya lagu wareejiyo lacag dhan $9.5 Milyan oo dollar, taas oo loogu talagalay arrimaha bini’aadanimada iyo...

Madaxweynaha JFS oo madaxtooyada kula kulmay madaxweynihii hore ee Dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada kula kulmay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Sidoo kale waxay ka wada hadleen...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Saxiixay Xeer Nidaamiyaha Labaad ee Sharciga Shirkadaha

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo ay welinayaan Agaasimaha guud Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, agaasime waaxeedyada iyo la-taliyeyaasha Wasaaradda,...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii...

Ciidanka xoogga oo cagta mariyay fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen gobolka Hiiraan

0
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska Gor-gor ayaa maanta la-wareegey fariisimo cusub oo ay Argagaxisadda al-Shabaabka ka go’doomin jireen Degmada Matabaan iyo deegaanada hoostaga. Deegaanada...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka  BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas oo Guddomiyaha kala...

Golaha Wasiirrada XFS oo maanta ansixiyay hindisayaal dhowr ah

0
Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyay  Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda. Sidoo kale kulankan ayaa waxaa...