Soomaaliya iyo IMF oo ka wada-hadlay hannaanka deyn cafinta
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr; Cabdiraxman Ducaale Beyle iyo Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ku wada hadlay shir ku qabsoomay aaladda fogaan aragga...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabbilay danjiraha Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Albaaz.
Labada mas’uul ayaa...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabbilay danjiraha Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Albaaz.
Labada mas’uul ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.
James Swan ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiiradda dalalka Uganda iyo Itoobiya ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay Safiirka dowladda Uganda ee Soomaaliya iyo Safiirka dowladda Itoobiya...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay guddiga guddiga abaaraha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga abaraaha, waxaana kulanka looga hadlay xaaladda abaaraha dalka ka jira...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmayku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada ATMIS.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Ciidamada Xoogga Dalka oo argagaxisada Al shabaab dib uga caabiyay Matabaan.
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa kooxda argagaxisada Al shabaab dib uga caabiyay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo ay isku dayeen inay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha Gudiga Gaadiidka Bajaajka Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Gudiga Gaadiidka ee Bajaajka...










