Wararka

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo safiirka Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

0
Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed...

Saraakiisha ciidamada amniga gobolka Mudug oo baadi goobaya kooxo hubeyan oo dil geystay

0
Guddoomiyaha gobolka mudug mudane Axmed Bukhaari ayaa kulan ku saabsan sugidda amniga gobolka Mudug waxaa uu la qaatay Saraakiisha ciidanka ammaanka. Kulankaan ayaa waxaa kasoo...

Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay caqabadaha ka jira gobolka Gedo

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhaweeyay isbadalka cusub ee dalka ka hirgalay, isagoo xusay in mudo la sugayay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Abu-Dhabi kula kulmay madaxweynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay madaxweynaha Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al...

Khasaare hantiyeed oo ka dhashay dabkii xalay ka kacay suuqa Banaadir

0
Dab geestay qasaare handiyeed ayaa xalay fiidkii ka kacay suuqa Banaadir ee magaalada Muqdisho dabka ayaa wuxuu kadhashay sida la sheegay koranto isagoona ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xanuunka la qeybsaday ganacsatadii hantidooda ku waayey dabkii xalay

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa xanuunka la qeybsaday dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay dabkii xalay ka kacay goobaha ganacsi ee isgoyska...

Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo gaaray heshiis wax ku ool ah

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis muhiim ah oo ku saabsan geeddi socodka Deyn Cafinta iyo dib-u-eegista Wajiyada...

Imaaraadka Carabta oo ku dhawaaqday lacago kaalmo ah oo la siiyo dadka Soomaaliyeed

0
Wakaalada wararka ee WAM,aya sheegtay in madaxweynaha Imaaraatka Carabta Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan uu amray in 35 milyan oo gargaar bini’aadanimo oo...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo hambalyo iyo Salaanka ugu tagey Madaxweynaha JFS.

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa caawa hambalyo iyo salaan ugu tagay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan...

Dab ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaalla Isgooyska Banaadir.

0
Dab ayaa ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho,iyadoo illaa iyo hadda aan la garaneyn sababta ka danbeysa dabka.khasaaraha...