Wararka

Shil Dooni oo ka dhacay dalka Bangladesh ayaa sababay dhimasho tira badan

0
26 qof ayaa ku dhimatay dooni ku qallibmantay wabiga Padma ee mara  gobolka Madaripur, oo 63 km u jirta caasimadda dalka Bangladesh ee Dhaka. Taliyaha...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay xubno katirsan Bangiga Hormarinta Afrik

0
ILAYSKA DALKA:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada  Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno katirsan...

Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Dunida

0
Saxaafaddu waa muraayad laga  daawado  taariiikhda soo jireenka ah iyo horumarka dhaqan dhaqaale ee ka muuqda waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan ilbaxnimada  caalamka ee soo jiitamayey...

Dalalka Iran iyo Ciraaq oo iska kaashanaya dhanka Tamarta

0
Wasiirka Tamarta Iran Ardakanian ayaa isaga oo ka hadlaya shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen dhigiisa Dalka Ciraaq Hantoush, wuxuu...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo hambalyo u diray Saxaafadda Soomaaliyeed

0
ILAYSKA DALKA:-Guud ahaan 3-da bisha MAY waxa dunida looga dabaal degaa maalinta Xorriyadda Saxaafadda aduunka Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federalk Soomaliya ayaa u diray Saxaafadda...

Wasiirka Warfaafinta XfS oo hambalyo u diray Saxaafadda Soomaaliyeed

0
ILAYSKA DALKA:-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Osman Abokar Dubbe ayaa hambalyo u diray dhamaan saxafiyiinta caalamka , si gaar...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka War-bixiyay dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee xal u helidda xaaladaha...

0
Shir Jaraa’id uu qabtay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala ayuu kaga warbixiyay dedaalada Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo shirka wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ugu yeeray Madaxda Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir wadatashi ah isugu yeeray madaxda Maamul-goboleedyada iyo gobolka banaadir 20ka May...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Ergayga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dowladda Qatar. Wafdiga waxaa...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ergayga gaarka ah ee Wasaraadda Arrimaha Dibadda Qadar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee  wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta...