Wararka

Ra’iisul wasaaraha XFS oo amray hey’adaha Amniga iyo kuwa gargaarku si deg deg ah...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka inay si deg deg ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBABAXAY DALKA TANSAANIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-geli doona Shirka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) kaasi oo ka...

Ciidanka Xoogga ayaa dilay 40 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa qasaarihii ugu badnaa gaarsiiyey Argagixisadda ah ee Al-shabaab ka dib weerar Fashilmay ay kooxda Argagixisadda ah isku dayday in...

SOOMAALIYA OO DADAAL UGU JIRTA KU BIIRISTA DALALKA KU MIDEYSAN DALLADDA BULSHADA BARIGA AFRIKA...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero ugu raadiyo in Soomaaliya...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka JFS, Guddigan...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

0
Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo soo gaarey Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb...

Maxkamdda Ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Askari dilay qof Shacab...

0
Maxkamadda Ciidamada ayaa ku xukuntay Dil-toogasha Maxamed Aadan Maxamed Cali “Gaduudow” oo lagu helay Dilka AUN Marxuum Saciid Xasan Shiiqow oo ahaa 40-jir. Xerada agoonta...

R/wasaarihii hore ee Srilanka oo madaxweyne loo doortay

0
Baarlamaanka Sri Lanka ayaa manta oo Arbaca ah madaxweyne u doortay Ra’iisul Wasaaraha ahna ku simaha Madaxweynaha Ranil Wickremesinghe,kadib kolkii dalkaasi 10 cisho ka...

Dowladda Jarmalka oo 5 milyan Dollar ugu deeqday Soomaaliya

0
Dowladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ugu deeqday 5 milyan oo doolar si kor loogu qaado awoodda dalka uu u leeyahay in tallaal nafo lagu badbaadinayo...

Midowga Yurub oo heshiis la saxiixday Azerbaijan

0
Midowga Yurub ayaa dalka Azerbaijan la saxeexday heshiis isfahan hordhac ah oo lagu jibaarayo gaaska dabiiciga ah ee ay kala soo degaan waddankaasi. Heshiiska ayaa...