Wararka

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ka dhacay magaalada...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay xiritaanka shirweynaha dalalka Dalladda Bulshada Bariga Afrika...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay...

Argagixisada oo jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaalo ka dhacay gobolka Bakool

0
Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobolka Bakool ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdisalaan Duwane Cumar ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyey dagaaladii ka dhacay ka...

Maamulka Jubbaland oo tallaabo adag ka qaadaya dadka xaalufiya dhirta

0
Maamul goboleedka jubbaland ayaa mamnuucay jarista iyo xaalufinta dhirta iyo shidida dhuxusha, kaas oo deegaanka khatar weyn ku ah. Guddoomiyaha magaalada Kismaayo oo gaaray deegaano...

Ruushka iyo Ukraine oo maanta saxiixaya heshiis ku saabsan dhoofinta Qamadiga

0
Ruushka iyo Ukraine ayaa maanta saxiixi doonaan heshiis dib lagu furayo dekedaha badda madow ee kulaala Ukraine, si looga dhoofiyo badeecadaha miraha haruurka ,...

Wasaradda haweenka Galmudug oo Dhuusamareeb ku qabtay tababar aqoon kororsi ah

0
Maamulka Wasaradda haweenka iyo xuquuqul aadanaha ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabtay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan sidii haweenku...

Maamulka Dhuusamareeb iyo dadweyne kale oo ka qeyb galay dayactirka waddooyin muhiim ah

0
Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka qayb galey olole bulshadu hormuud ka tahay oo jaay lagu saarayo mid kamid ah wadooyinka hal-bowlaha u...

Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ugu deeqay 5.4 milyan oo Doollar

0
Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah, si loogu taageero sugnaanta cuntada degdegga ah...

Maxkamadda Cadaado oo xukuntay dhallinyaro lagu soo qabtay 17-kartoon oo khamro ah

0
Maxkamadda Degmada Cadaado ayaa xukun min hal sano oo xarig ah  ku ridday laba dhallinyaro ah ,kadib markii laba cisho ka hor lagu qabtay...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo ujeedkiisu ahaa Amniga Caasimadda...