Wararka

Diyaarad siday ciidamo oo ku burburtay Dalka Filibiin

0
Diyaarad Milatari oo daabulaysa ciidamo ayaa ku burburtay koonfurta dalka Filibiin kadib markii ay isku dayday in ay soo cagadhigato dhabbaha garoonka jasiirada Jolo,...

SAAXIBADA SOOMAALIYA EE CAALAMKA OO DHAMBAALLO HAMBALYO AH USOO DIRAY MADAXWEYNAHA JFS IYO SHACABKA...

0
Iyada oo si weyn looga dabaaldagay 61 sano guuradii ka soo wareegtay xornimada jammuuriyadda fadaralka Soomaaliya ayaa saaxibada Soomaaliya ee Caalamka waxey tahniyad Hambalyo...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun ku riday Eedeysane Dil loo heysto

0
Abuukar Macalin Axmed Hilowle ayaa loo haystaa dhac iyo dil uu gaystay Marxuum Axmed Cali Nuur 19-kii Maarso sanadkaan, dilkaasi oo ka dhacay deegaanka...

Shirka Golaha Wasiirradda Maamulka Hir-shabeelle oo beri ka furmi doona Beled weyne

0
Shirka golaha wasiradda maamul goboleedka hir-shabelle ayaa beri kafurmi doona magaalo madaxda gobolka hiiraan ee Beledweyne, xubnaha golaha wasiiradda hir-shabelle ayaa maanta safar ku...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta

0
Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday General Cabdulqadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo soo noqday taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Gen. Cabdulqaadir ayaa la xaqiijiyay in...

Guddiga doorashooyinka oo doortay Guddoomiye ku meel gaar ah

0
Kulan rasmi ah oo ay maanta yeesheen guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa u doortay Mudane Muuse Geele Yuusuf gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee...

Ciidanka Xoogga oo howl-gallo ka fuliyay wadada isku xirta Sh/hoose iyo Baydhabo

0
Howlgal Si Wadajir ah  ay uu sameeyeen Ciidanka  kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawishta Koonfur Galbeed ayaa lagu qaadey isbaarooyin dhowr...

R/Wasaare Rooble oo sheegay in wadada kaliya ee lagu gaari karo horumar ay tahay...

0
Ra’iisul Wasaare Rooble”Waxaan maanta u Dabbaal degaynaa 1-da Luulyo oo ku beegan Sanad guurada 61-aad ee ka soo wareegtay Xorriyaddii Gobollada Koofureed ee dalkeenna,...

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay kusoo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku boggaadiyey shacabka Soomaaliyeed sida ay u weyneeyeen todobaadka Xoriyadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ku aaddan 1-da luuliyo u jeediyey Shacabka Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida ay u...