Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dib ugala wareegay Maleeshiyaadka khawaarijta Deegaanka Xawaadley

0
Muqdisho – SONNA- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Guuleystay ku xoreeyay Deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ay ugu dhuumaalaysan...

Dowladda Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha

0
Geneva(Wargeyska Dalka):- Khadra Mohamed Dualle, Safiirka ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Magaalada Geneva ee Xarunta Qaramada Midoobay , ayaa muujisay sida...

Wasiirka Qoyska iyo Wafdi ay hoggaamineyso oo New Yorka uga qeybgalay kulan muhiim ah

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo wafdi ballaaran oo ay hogaamineyso ayaa Soomaaliya sanadkaan uga qeybgalaya shirka...

Degmada Hodan oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

0
Degmada Hodan  oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 10 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Diinsoor oo iyaduna...

Gudigga Doorashooyinka Qaranka oo Matabaan ka Bilaabay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

0
Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa si habsami leh uga bilaabatay maanta diiwaangelinta codbixiyeyaasha, taas oo ay wadaan masuuliyiinta Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka...

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka Nidaamyo Xooggan oo ka jawaaba...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XJFS ayaa sheegay in Soomaaliya...

Jaaliyadda Soomaalida ee Gobolka Xadarmuut oo Afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen

0
Xadarmuut(Wargeyska Dalka):- Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed ayaa gaaray Gobolka Xadarmuud ee Dalka Yemen,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn diiran. Safiirka...

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

0
Degmada Buulo burde  oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Yaaqshid oo...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay wafdi ka...

Wasiirka Qoyska oo xarig jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo ka hirgelisay xarunta...