Wararka

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurrada ku dhaca Indhaha oo Muqdisho lagu qabtay

0
Mas;uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha ee saameeya aragga. Munaasabaddaan waxaa...

Gubadley iyo Kaaraan oo u gudbay wareegga afar dhammaadka ee tartan cilmiyeedka Ramadaan

0
Degmada Gubadleey ayaa xalay tartan cilmiyeedka warbaahinta qaranka ka reebtay degmada Cabdi Casiis,halka Degmada Kaaraan ay iyaduna ka adkaatay dhigeeda Daayniile. Degmada Gubadleey ayaa heshay...

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.

0
Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu dambeysa ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee uu meel mariyey...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

0
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta deegaanka Masaale ee Gobalka Shabeellada...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka oo loo qaadayo tababar xagga dibadda ah ayaa ka waramay ahmiyadda...

HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

0
Jabuuti: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo uu la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti...

Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New...

0
New York: Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa mar kale khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah...

Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay

0
Degmada Wanlaweyn oo ka tirsan Gobolka Sh/Hoose ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Gaalkacyo oo iyaduna...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

0
Jabuuti- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee...

Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026

0
Muqdisho- (Wargeyska Dalka)- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wadaagtay Dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha Liiska Nootaayooyinka si Sharci ah...